Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

“Anigu Ma Fahmayo Sababta Aanan U Ciyaarayn” – Xiddig

Khadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Miralem Pjanic ayaa si cad saxaafada uga hor muujiyay sida uu uga xun yahay in macalinkiisa Ronald Koeman uusan isaga siinayn fursadii uu mudnaa xilli ay caawa Champions League kaga hortagayaan kooxdiisii hore ee Juventus.Pjanic oo 60 Milyan oo euro ku qiimaysan ayaa suuqii xagaaga usoo wareegay dhinaca Camp Nou waxaana dhinaca kale ee Allianz Stadium ka degay Arthur Melo oo isaguna 72 Milyan oo euro ku qiimaysnaa.Bilawga nolosha Pjanic ee Barcelona ayuu saameeyay xanuunka Korona Fayras oo…

Mesut Ozil Oo Markale Baalaha Ka Rifay Taageeraha Arsenal Ee

Khadka dhexe ee kooxda Arsenal ee Mesut Ozil ayay markale barta Twitter-ka hadalo xoogan isku dhaafsadeen taageeraha weyn ee kooxdiisa ee Piers Morgan kaas oo ay muddooyinkan ugu dambeeyay isku dhacsanaayeen.Ozil ayuu liiska xiddigaha Premier League iyo Europe League uga qayb qaadanaya Arsenal ka reebay Mikel Arteta isla markaana ay suurogal tahay inuusan markale kooxda u ciyaarin balse taas ayaan ka joojin xidhiidhka uu la leeyahay jamaahiirta kooxda.Isagoo haatan haysta wakhti ka badan midkii hore, Ozil ayaa noqday mid in…

AKHRISO Waxa Uu Andrea Pirlo Oo Hore U Sheegay In Lionel

Tababaraha kooxda Juventus ee Andrea Pirlo oo intii uusan shaqadaas qaban si cad u sheegay in kabtanka Barcelona ee Lionel Messi ka wanaagsan yahay hoggaamiyaha Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa markale su’aashan la weydiiyay.Juventus ayaa kahor tagaysa Barcelona oo wali dareemaysa xanuunka guuldarradii 2-1 ka ahayd ee kasoo gaadhay kooxda La Liga ku cusub ee Cadiz isla markaana 12 dhibcood ka dambaysa Atletico Madrid oo hoggaanka haysa.Si kastaba, kooxda tababare Ronald Koeman ayaa ahayd mid bandhigyo wanaagsan ka…

RB Leipzig vs Man United – Red Devils Oo Kulan Guul Ama

Kooxaha Manchester United iyo RB Leipzig ayaa kulan adag caawa ku kulmaya wareega ugu dambeeya ee heerka Groupyada iyadoo ay labada dhinacba doonayaan inay u gudbaan wareega 16-ka isla markaana midkasta fursadaas haysato.Man United ayaa dhibco la wadaagta Leipzig iyo Paris Saint-Germain oo ay min 9 dhibcood leeyihiin waxaana ay kaliya u baahan yihiin inay guuldarro ka fogaadaan si ay wareega xiga ugu gudbaan.RB Leipzig ayaa xilli ciyaareedkii hore si cajiib ah u gaadhay wareega afar dhammaadka ee tartanka balse kooxda ayaa…

“Ma Jirto Cid Warkaaga Aamintay” – AxadleTM.net

Frank Lampard ayaa sheegay inaysan run aheyn sheegashada Jurgen Klopp ee ah in Chelsea ay ugu cadcadahay hanashada Premier League isagoo sheegay in Liverpool iyo Manchester City ay weli yihiin kooxaha ku tartamaya horyaalka.Chelsea ayaa u muuqata mid guraneysaa miraha lacagtii badneyd ee ay qarashgareeyeen suuqa kala iibsiga iyagoo ku jira kaalinta 3aad islamarkaana labo dhibcood ka danbeeya Tottenham iyo Liverpool.Blues ayaan sagaal kulan oo isku xigta laga badinin horyaalka, iyadoo Klopp uu la dhacay qaab ciyaareedka…

Xiddig Kale Oo Ka Dhaawacmay Real Madrid Ka Hor Kulankooda

Xiddiga Real Madrid Martin Odegaard ayaa waxaa jahwareeriyay dhaawacyo xilli ciyaareedkan 2020/21.Isagoo ku jirta da’da ugu muhiimsan ee 21 sanno jir, wuxuu awood u yeelan la’ yahay inuu ka dhex muuqdo Real Madrid ka dib markii laga soo celiyay amaahdii uu wacdaraha ku dhigay ee Real Sociedad.Haatan ka hor kulanka nolosha ama geerida ah ee Champions League ee ay la ciyaarayaan Borussia Monchengladbach, xiddigaan ayaa dhaawacmay mar kale.Odegaard tababar lama uusan qaadanin asxaabtiisa kooxda isagoo xanuun ka dareemay…

Shan Bilood Uu Bilaa Koox Ahaa, Mario Balotelli Oo Koox Lama

Mario Balotelli ayaa u saxiixay kooxda Talyaaniga ee heerka labaad Monza isagoo ugu wareegay si bilaash ah.Xiddiga Talyaaniga ayaa ka garab ciyaari doona ciyaaryahankii hore ee AC Milan Kevin-Prince Boateng oo isna kooxda ku biiray.Monza waa koox uu haatan oo saarayo ra’isal wasaarihii hore ee Talyaaniga Silvio Berlusconi kaasoo iska iibiyay AC Milan sannadkii 2017.Balotelli ayaa tababar la qaadanayay kooxda heerka seddexaad ee Franciacorta si uu u dhiso taam ahaanshihiisa.Laakiin wuxuu wadahdalo la yeeshay kooxda…

Isku Aadka Isreebreebka Koobka Adduunka Xulalka Yurub Oo La

Waxaa goordhow la soo saaray isku aadka isreebreebka Koobka Adduunka ee xulalka Yurub iyadoo uu bilowday wadadii ay xulalka Yurub ugu soo bixi lahaayeen Koobka Adduunka ee 2022 lagu qabanayo dalka Qatar.Xulalka waa weyn ayaa inta badan kala badbaaday iyadoo group walba ay ku jiraan shan xul.Tobanka xulka ee ku dhameysta kaalinta koowaad ee Group-yadaan ayaa si toos ah ugu soo bixi doona Koobka Adduunka ee 2022 halka 10ka kooxood ee kaalinta labaad ku dhameysta ay geli doonaan wareeg labaad oo isreebreeb ah.Isreebreebka…

Koox Jarmal Ah Oo Ku Maadeysatay Xiddiga Arsenal Granit

Kooxda Bundesliga ka dhisan ee Augsburg ayaa ku maadeystay xiddiga khadka dhexe ee Arsenal Granit Xhaka kaasoo qaab ciyaareed liita soo bandhigay kulankii shalay ee North London Derby.Xiddiga reer Switzerland ayaa ka mid ahaa dhowr ciyaaryahan oo Arsenal ah kuwaasoo ku guuldareystay inay wacdarro dhigaan intii ay socotay kulankii ay Tottenham 2-0 ku badisay.Waxay taasi keentay in looga sheekeysto baraha bulshada iyadoo taageerayaasha, khabiirada kubada cagta iyo ciyaartoydii hore ay dhaleeceeyeen qaab ciyaareedkiisa.Taageere…

Bruno Fernandes Ayaa Banaanka Soo Dhigay In Pogba, Martial,

Khabiirka Sky Sports Gary Neville ayaa weerar culus ku qaaday weeraryahanda Manchester United isagoo sheegay inaysan kubad ciyaari karin Bruno Fernandes la’aantiis.Fernandes oo ku guuleystay Xiddiga Bisha ee Man United shan jeer oo ka mid ah sideedii bilood ee ugu danbeysay ayaa saameyn weyn ku leh kooxda laakiin Neville ayaa la fajacay sababta xiddigaha kale ee waa weyn ay isku muujin la’ yihiin isaga la’aantiis.United ayaa 1-0 lagu hogaamiyay kulankii West Ham iyadoo halyeeyga Man United uu qaab ciyaareedkooda ku tilmaamay…