“Van Dijk Cadaab Ayuu Gelayaa, Laakiin Haddii Ilaahay
Khadka dhexe ee Liverpool iyo xulka qaranka Netherlands ee Georginio Wijnaldum ayaa ka hadlay dhaawaca saaxiibkiisa kooxda iyo xulkaba ee Virgil van…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Khadka dhexe ee Liverpool iyo xulka qaranka Netherlands ee Georginio Wijnaldum ayaa ka hadlay dhaawaca saaxiibkiisa kooxda iyo xulkaba ee Virgil van…
Difaaca reer Brazil ee Thiago Silva ayaa shaaciyey hal arrin oo walwal ku haya ciyaartoyda kooxdiisa Blues, isla markaana aan iyaga gacantooda…
Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos iyo difaaca Liveprool ee Virgil van Dijk ayaa shaaciyey xiddigihii ugu adkaa ee ay garoomada ku…
Manchester United ayaa la sheegay inay danaynayso in saddex ka mid ah ciyaartoygeedu ay ka baxaan Old Trafford marka la gaadho suuqa…
Tababaraha Tottenham ee Jose Mourinho ayaa magacaabay lixda kooxood ee hanashada koobka horyaalka Premier League ku tartamaya xili ciyaareedkan, xilli ay kooxdiisu…
Wuxuu ku dhashay dalka Talyaaniga, wuxuu u dhashay dalka Brazil oo u aabihiis Koobka Adduunka la qaaday sannadkii 1994, wuxuu haatan u…
Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ahaa weli ah ninka ugu cadcad ee shaqadiisa weyn doona horyaalka Premier League inkastoo Red Devils…
Xiddiga Juventus Paulo Dybala ayaa laga reebay xulka qaranka Argentina iyadoo xiriirka wadankaas ay shaaciyeen in maqnaanshiyihiisa ay sabab u tahay dhibaato…
Tartanka gooldhalinta Premier League ayaa xiiso gaar ah yeeshay iyadoo Mohamed Salah iyo Jamie Vardy ay ku soo biireen kooxaha hogaanka u…
Alan Shearer ayaa sheegay inuu hubo in midkood Liverpool ama Manchester City inay ku guuleysan doono Premier League xilli ciyaareedkan inkastoo ay…
Isco ayaa ku soo bilowday kulankii ay Real Madrid guuldarada 4-1 ka soo gaartay Valencia ee xalay ka dhacay garoonka Mestalla Stadium.…