30kii Ciyaartoy Ee Ugu Qaalisanaa Dunida Ee Ay Da’doodu Ka

Ciyaartoydii ugu qaalisanaa kubadda cagta ee ay da’doodu ka hoosaysay 18 jirka xilligii la kala iibsaday ayaa daboolka laga qaaday kaddib markii da’yarka Jude Bellingham looga yeedhay xulka qaranka England ee kulamada caalamiga ah ee dhamaadka toddobaadkan iyo usbuuca dambe.

Laacibkan khadka dhexe uga ciyaara Borussia Dortmund ee Bellingham ayuu tababare Gareth Southgate ugu yeedhay xulka, waxaanay u noqonaysaa markii ugu horreysay ee xulka waaweynka uu ka mid noqdo.

€23 Milyan oo Gini oo Borussia Dortmund ay kasoo bixisay iyadoo ay da’diisu madaxa uun la gashay 17 jirka, una ciyaarayay Birmingham, ayaa waxay ka dhigtay ciyaartoyga 13aad ee ugu qaalisanaa abid ee da’yarta ah.

Liiska xiddigaha 18 jirka ah ama ay da’doodu ka hoosaysay ee ugu qaalisanaa abid oo la shaaciyey ayaa waxa hoggaanka u haya Vinicius Junior oo Real Madrid ay kala soo wareegtay kooxda Falamengo ee waddanka Brazil, halka uu laacibka kale ee ay Brazil u wada dhasheen ee Rodrygo uu isaguna kaalinta labaad kaga jiro.

Halkan kaga bogo liiska 30ka ciyaartoy ee da’doodu ahayd 18 jir ama ka hoosaysay ee ugu qaalisanaa abid:

30. Paulo Dybala, Instituto → Palermo

Xili ciyaareedka: 2011/12

29. Breno, Sao Paulo  →  Bayern Munich

Xili ciyaareedka: 2007/08

28. Ezequiel Barco, Independiente  →  Atlanta United

Xili ciyaareedka: 2017/2018

Lacagta: €12.3 million

27. Bruma, Sporting Lisbon  →  Galatasaray

Xili-ciyaareedka: 2013/14

26. Lucas Ocampos, River Plate  →  AS Monaco

Xili-ciyaareedka: 2012/13

25. Alex Oxlade-Chamberlain, Southampton  →  Arsenal

Xili-ciyaareedka: 2011/12

24. Diego Lainez, America  →  Real Betis

Xili-ciyaareedka: 2018/19

Lacagta: €14 million

23. Valeri Bojinov, Lecce  →  Fiorentina

Xili-ciyaareedka: 2004/05

22. Sebastien Frey, Cannes  →  Inter Milan

Xili-ciyaareedka:  1998/99

21. Gareth Bale, Southampton  →  Tottenham

Xili-ciyaareedka:  2007/08

20. Romelu Lukaku, Anderlecht  →  Chelsea

Xili-ciyaareedka:  2011/12

19. Paulinho, Vasco de Gama  →  Bayer Leverkusen

Xili-ciyaareedka:  2018/19

18. Cristiano Ronaldo, Sporting Lisbon  →  Manchester United

Xili-ciyaareedka:  2003/04

Fee: €19 million

17. Willem Geubbels, Lyon  →  AS Monaco

Xili-ciyaareedka:  2018/19

16. Stephan El Shaarawy, Genoa  →  AC Milan

Xili-ciyaareedka:  2011/12

15. Pietro Pellergi, Genoa  →  AS Monaco

Xili-ciyaareedka: 2017/18

14. Sergio Aguero, Independiente  →  Atletico Madrid

Xili-ciyaareedka:  2006/07

13. Jude Bellingham, Birmingham City  →  Borussia Dortmund

Da’da: 17

Xili-ciyaareedka:  2020/21

Fee: €23 million

12. Alexandre Pato, Internacional  →  AC Milan

Xili-ciyaareedka:  2007/08

11. Jeremy Doku, Anderlecht  →  Rennes

Xili-ciyaareedka:  2020/2021

10. William Saliba, Saint-Etienne  →  Arsenal

Xili-ciyaareedka:  2019/20

9. Reinier, Flamengo  →  Real Madrid

Xili-ciyaareedka:  2019/20

8. Antonio Cassano, Bari  →  AS Roma

Xili-ciyaareedka:  2001/02

7. Alessandro Bastoni, Atalanta  →  Inter Milan

Xili-ciyaareedka:  2017/18

6. Renato Sanches, Benfica  →  Bayern Munich

Xili-ciyaareedka:  2016/17

5. Wayne Rooney, Everton  →  Manchester United

Xili-ciyaareedka:  2004/05

4. Luke Shaw, Southampton  →  Manchester United

Xili-ciyaareedka:  2014/15

3. Fabio Silva, Porto  →  Wolves

Xili-ciyaareedka:: 2020/2021

2. Rodrygo, Santos  →  Real Madrid

Xili-ciyaareedka:  2019/20

1. Vinicius Junior, Flamengo  →  Real Madrid

Xili-ciyaareedka:  2018/19

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More