Shaxda Manchester United Ee Kulanka West Brom Xilli Ay Ka
Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa kasii fikiraya shaxda uu Sabtida kala hor tegi doono West Brom Albion, waxaana walaac ku haya dersin…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa kasii fikiraya shaxda uu Sabtida kala hor tegi doono West Brom Albion, waxaana walaac ku haya dersin…
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Barcelona iyo xulka qaranka Spain ee Sergio Busquets ayaa seegi doona kulamo muhiim u ah waddankiisa iyo…
Taageereyaasha kubadda cagta adduunka ayaa soo doortay xiddigihii khadka dhexe ee ugu wanaagsanaa taariikhda horyaalka Premier League, waxaana hoggaanka u qabtay kabtankii…
Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa sheegay in laba ciyaartoy oo uu kubaddooda aad u jeclaa, inta badanna ku…
Augustin Senghor, Head of the Senegalese Football Federation (FSF), has submitted his candidacy for the election of the President of the African…
Ciyaartoygii hore ee khadka dhexe ee Arsenal ee Mathieu Flamini ayaa la sheegay inuu ku hamiyayo inuu iibsado koox iyadoo ay qasnaddiisana…
Markii ay BBC-dii weerarka ee Karim Benzema, Gareth Bale iyo Cristiano Ronaldo ay dhalinayeen goolasha ugu badan ee Real Madrid ee ay…
Bruno Fernandes oo Manchester United kusoo biiray bishii January ee sannadkii hore, waxa uu isbeddel ku sameeyey qaab ciyaareedkii kooxda, isagoo dib…
Kabtanka kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Spain ee Sergio Ramos ayaa lagu soo warramayaa in laga bedelay qorshihii ahaa inuu saxaafada…
Xulka gobolka daad-madheedh ee uu hoggaanka u ahaa tababare diri-dhaba ayaa ugu dambayn kusoo guuleystay koobka tartanka gobollada Somaliland ee muddooyinkii ugu…
Manchester City ayaa cabasho u gudbisay Sky Sports ka dib markii khabiirkooda Roy Keane uu ku tilmaamay Kyle Walker ‘doqon’ intii ay…