Manchester City Oo Sky Sports U Cabatay, Roy Keane Oo Ay Ka
Kooxda Manchester City ayaa ka cadhootay hadal xoogan oo uu khabiirka kanaalka Sky Sports ee Roy Keane ahna halyeeyga kooxda ay xifaaltamaan…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Kooxda Manchester City ayaa ka cadhootay hadal xoogan oo uu khabiirka kanaalka Sky Sports ee Roy Keane ahna halyeeyga kooxda ay xifaaltamaan…
Halyeeyga kubadda cagta Talyaaniga ee Antonio Cassano ayaa dareenkiisa ka dhiibtay xaalada kooxda Barcelona gaar ahaan xaqiiqada ah inay suuqii xagaaga fasaxeen…
Ciyaaryahanadda xulka qaranka Gabon ayaa muddo lix saacadood ah lagu haystay garoonka diyaaradaha ee Gambia xilli ay doonayeen inay waddankaas la ciyaaraan…
Leeds UNited ayaa baraha bulshada ugu jawaabtay Madaxweynaha muddadiisu sii dhamaanayso ee waddanka Maraykanka ee Donald Trump, kaas oo baraha bulshada ka…
Jamaahiirta Chelsea ayaa ka war helay in saxeexdooda cusub ee Ben Chilwell ay suurtogal tahay inuu in muddo ah garoomada ka maqnaado…
Weeraryahanka reer Uruguay ee Luis Suarez ayaa dib ugu laabtay ka sheekaynta sidii aan wanaagsanayn ee uu kusoo dhamaaday waayihiisii Barcelona oo…
Kabtanka kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jordan Henderson ayuu xalay dhaawac kasoo gaadhay kulankii xalay uu xulka qaranka England kaga hadhay tartanka…
Daaficii hore ee Barcelona Javier Mascherano ayaa ku dhawaaqay inuu si rasmi ah uga fariistay ciyaarista kubada cagta. Xiddiga reer Argentina ayaa…
Rajadii xulka England ee inay u soo baxaan ciyaaraha kama danbeysta ee koobka UEFA Nations League ayaa soo dhamaatay iyadoo xulka Gareth…
Paul Pogba ayaa markii ugu horreysay ku furtuuray tababare Ole Gunnar Solksjaer oo la miciinsadayy kursiga kaydka, waxaanu xaqiijiyey in aanu ku…
Tababaraha xulka qaranka Belgium ayaa kusoo bilaabay kubbad-sameeyaha Manchester City ee Kevin de Bruyne, kulanka adag ee tartanka UEFA Nations League ee…