Mesut Ozil, Cristiano Ronaldo & SHAN Xiddig Oo Ay Man United
Manchester United ayaa la filayaa inay lacag badan ku qarashgareyso suuqa kala iibsiga bisha Janaayo iyagoo diirada ku haya xiddigo waa weyn…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Manchester United ayaa la filayaa inay lacag badan ku qarashgareyso suuqa kala iibsiga bisha Janaayo iyagoo diirada ku haya xiddigo waa weyn…
Xaaska xiddiga Chelsea Thiago Silva ayaa qiratay inay isku dayayso inay ka dhaadhiciso isaga inuu maro qaliin uu isaga dhigaya madhalays. Isabelle…
Xulka qaranka Brazil ayaa war cusub kasoo saaray xaalada daafacooda bidix iyo kooxda Manchester United ee Alex Telles kaas oo ay warar…
Mohamed Salah ayaa lagu eedeeyey inuu ka tallaabay xayndaabka xakamaynta xanuunka Korona Fayras, isla markaana uu tegay xaflad aroos oo walaalkii lahaa…
Xiddigii hore ee khadka dhexe uga ciyaari jiray Arsenal ee Gilberto Silva ayaa u tilmaamay naadigiisa hore, inay si degdeg ah uga…
Qiimaynta xulalka qaaradda Yurub ayaa la shaaciyey, waxaana kaalinta koowaad kusoo baxay England oo haysta safka ugu qaalisan. Xulka qaranka England oo…
Liverpool ayaa war farxad leh ka heshay Jordan Henderson iyo Andy Robertson oo ku dhaawacmay kulamadii caalamiga ahaa ee toddobaadkan, waxaanay rajo…
Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii…
Maamulka Premier League ayaa shaaciyey kiiska xanuunka Korona Fayraska ee toddobaadkan laga diiwaangeliyey horyaalka, taas oo muujisay sare u kac aad u…
Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Florentino Perez ayaa muujiyey dareen ah inay rajo ka qabaan in kabtanka kooxdaas ee Sergio…
Weeraryahanka reer Uruguay ee Luis Suarez ayaa laga helay cudurka Korona Fayras oo ku dhacay isagoo ku maqan waddankiisa oo uu kala…