The UN is worried about a “stalemate” in Libya

In a unanimous statement on Thursday, with several ministers present, members of the Security Council called on the Libyan parties to make progress in meeting the December deadline. Encouraging, they want to believe in possible progress. But their positions were at odds with those of the main actors invited to inform them in New York.…

Sanbaloolshe oo bixiyey xog aan horey loo ogeyn oo ku saaban…

Muqdisho (Axadle) – Taliyihii hore ee Nabad-sugida, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo wareysi siiyey idaacada VOA-da ayaa ka hadlay kiiska Ikraan Dr. Tahliil Faarax oo la’layahay muddo ku siman 18-maalmood. Sanbaloolshe ayaa sheegay in Ikraan Tahliil ay kusoo biirtay NISA xiligii uu madaxda ka ahaa, oo asaga uu gacantiisa ku qoray, islamarkaana ay aheyd xubin fir-fircoon oo ka tirsan hay’addaas. Waxa uu sheegay in tuhunka maqnaanshaha Ikraan marka uu dhinac kasta ka eegay uu ku aroorayo hay’adda Nabad-sugida…

Horyaalka Serie A Oo Laga Mamnuucay Maaliyadaha Ama Garamada Cagaaran

Kooxaha horyaalka Serie A ayaa laga mamnuucay inay xirtaan maaliyad cagaaran laga bilaabo xilli ciyaareedka 2022-23 ka dib isbedelo lagu sameeyay sharciga horyaalka Talyaaniga.Sida ay sheegtay Football Italia, sharcigaan ayaa dhaqangalay wixii ka bilowda sannadka danbe ka dib markii ay shirkada telifishinada ay walaac ka muujiyeen maaliyadaha cagaaran ee ay kooxaha xirtaan madaama uu midabkaas ku milmayo cawska garoonka oo isaguna cagaar ah.Si loo kala garto cawska cagaaran iyo ciyaartoyda garoonka ku jirta horyaalka Serie A…

Vaccination against Covid-19 stagnates

Three million doses are administered weekly, a total of 53 million since the start of the vaccination campaigns and only 8 million Africans have received the two doses required for complete immunity. Several factors explain these poor results. First, Africa received very few vaccines; then people remain suspicious and the fact…

Guinea: the success of a rice farm in the region

The Boké mining region in northwestern Guinea also makes a living from agriculture and animal husbandry. Over the past ten years, an economic player has developed the region's fertile land by producing rice over hundreds of hectares, to the great satisfaction of the local population. From our correspondent in Conakry, On the left bank of the river Rio Nunez, the vast plains of Denken, as far as the eye can see, hundreds of people work under the leadership of an agricultural director, Mamadou Bobo Denken Diallo. For…

Nigeria: reintroducing the classic program in

One in five out-of-school children worldwide is Nigerian. In Africa's most populous country, at least 10.5 million children under the age of 14 are in school. In the northern regions of the country, a large number of them receive only "Quran education", which does not necessarily include learning to read and arithmetic. In an effort to address this, Unicef ​​has developed a program to introduce some of…

A move to Atletico can trace all of Lingard’s good work

If you had told us at the turn of the year that the La Liga champions would be interested in signing Jesse Lingard, we would have told you to go home and get an early night.The wing had long fallen out of favor at Manchester United - he scored his only league goal of the 2019/20 season in the last minute of their last outing in Leicester - before failing to take part in any of the Red Devils' first 20 league games of the following season.Jesse Lingard enjoyed a fantastic loan at West Ham / Pool / Getty ImagesNever has a…

Saxeexyadii La Dhamaystiray, Kuwa Qarka Saaran Iyo Wararkii U

Suuqa iibka ciyaartoyda ayaa maraya meel xaasaasi ah, waxaana Khamiistii maanta la dhamaystiray saxeexyo halka kuwo kalena ay kaabiga saaran yihiin.Wararkii ugu dambeeyey ee fiidkii caawa illaa gellinkii dambe ay qoreen warbaahinta adduunka ee ciyaaraha oo aanu isha soo marinay, ayaanu idiinka soo xulnay qodobadii ugu waaweynaa.HESHIIS DHAN: Weeraryahanka reer France ee Olivier Giroud ayaa gaadhay magaalada Milan. Muuqaal ayaa laga soo duubay isagoo ku xusan xarunta AC Milan oo uu tijaabada caafimaadka ku marayo, ka hor inta…

Writing Ismaila Sarr would be a good deal for Liverpool

Much of the blame was placed on Liverpool's worn defense for their disgraceful title defense last season, but their attacking contingent deserved to shoulder as much of it - if not more.The Reds' shaky 2020/21 campaign only allowed them to concede nine goals more than in the Premier League winning season, but they still collected 17 fewer goals.Ismaila Sarr is on Liverpool's radar / Richard Heathcote / Getty ImagesApart from Mohamed Salah, Liverpool's front line failed to live up to expectations, with the summer signing…

Xog: Rooble iyo madax goboleedyada oo damacsan qorshe muran …

Muqdisho (Axadle) – Mid ka mid ah qodobada ugu adag ee la doonayo in laga beddelo heshiiska doorashada ayaa la kulmay caqabad xooggan oo kaga timid dhanka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, taasi oo fashilisay isku dayo ay wadeen qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada iyo ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Hase yeeshee, dhinacyadan ayaa hadda dejiyey qorshe yaab leh, oo qodobkan wax looga beddelayo, ayada oo ay ku adkaan doonto…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More