Luka Modric Oo Shaaciyey Kooxda Uu Kubadda Cagta Kaga
Xiddiga khadka dhexe ee reer Croatia ee Luka Modric ayaa shaaciyey kooxda uu doonayo inuu kaga fadhiisto ciyaaraha, xilli uu sannadkii ugu dambeeyey heshiiskiisa Real Madrid socdo.Kubbad-sameeyahan oo 12kii bilood ee ugu dambeeyey ee qandaraaskiisa Santiago Bernabeu ku dhex jira ayaa daboolka ka qaaday inuu doonayo inuu heshiis cusub saxeexo oo uu sii joogo Real Madrid illaa inta uu ciyaaraha ka fadhiisanayo.Waraysi uu siiyey wargeyska Marca ayaa waxa uu ku sheegay inuu doonayo inuu sii ciyaaro kubadda cagta, isla markaana…