Cristiano Ronaldo Oo Ka Falceliyay Goolashii Uu Bruno
Cristiano Ronaldo ayaa sida cad taageero u ah qaab ciyaareedkii ugu danbeeyay ee uu Bruno Fernandes u soo bandhigay Manchester United iyagoo xaqiijistay guul ay ka gaareen kooxda Istanbul Basakshir koobka Champions League xalay oo Talaado aheyd.Xiddiga reer Portugal ayaa dhaliyay gool qurux badan oo uu ku furay goolashii Old Trafford ka hor inta uusan dhalinin goolkiisa labaad daqiiqadii 19aad ee ciyaarta.Fernandes ayaa ka dib iska daayay fursad uu seddexleydiisii ugu horeysay ku dhalin lahaa isagoo rigoore kooxda loo dhigay…