TOBBANKA Xiddig Ee Lacagta Ugu Badan Helay Sanadkan, Midka
Shabakadda France Football ee ka faaloota arrimaha badan ee kubadda cagta la xidhiidha sidoo kalena ah mida bixisa abaalmarinta caanka ah ee Ballon d’Or ayaa soo xulatay liiska tobbanka ciyaaryahan ee lacagta ugu badani usoo xarootay sanadkan u dambeeyay.Liiskan ayuu kaga jiraa kaliya hal ciyaaryahan oo horyaalka Premier League rasmi ahaan uga tirsan oo aan amaah ku ahayn waana Raheem Sterling oo sidoo kale ah xiddiga kaliya ee English ah ee kusoo baxay.
Tobbankan xiddig ee France Football soo xulatay ayay lacag ahaan!--more-->…