Abaal marino noocee ah ayey ku guuleysteen xalay?
Liverpool, tababare Jurgen Klopp iyo da ’yarka Manchester United Marcus Rashford ayaa dhammaantood lagu sharfay abaalmarinta shaqsiga sanadka ee BBC.
Marka hore, Liverpool ayaa ku guuleysatay abaalmarinta kooxda Sportiga Sanadka ee BBC, bixiso waxaana halkaas ugu guddoomay kabtankeeda Jordan Henderson.
Reds ayaa ku guuleysatay horyaalka Premier League xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay markii ugu horreysay taariikhdooda waxaana ay ku hanteen farqi aad u weyn.
Jurgen ayaa dhanka kale lagu sharfay abaalmarinta…