10kii Kooxood Ee Ugu Fiicnaa Waayahooda Ee Aan
Kooxdii Arsenal ee guuldarro la’aanta ku qaaday horyaalka Premier League ayaa loo magacaabay kooxdii ugu fiicnaa ee aan abid ku guuleysanin Champions League.
Tababaraha halyeeyga Arsene Wenger ayaa ku hogaamiyay Arsenal horyaalka Premier League iyadoo aan hal kulan laga badinin xilli ciyaareedkii 2003-04.
Si kastaba, kooxdaas wacdarraha ka dhigtay horyaalka Ingariiska waxay ku guuldareysatay inay qaado Champions League isla xilli ciyaareedkaas.
Waxaa Arsenal wareega sideed dhamaadka ku reebtay Chelsea oo lugtii hore…