Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya oo Aano qabiil

Ugu yaraan 4 sarkaal oo ka tirsan ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa lagu dilay deegaanka Balihood ee gobolka Galgaduud ka dib markii ay wadada u galeen maleeshiyaad hubaysan oo hab beelleed u abaabulan sida ay Axadle u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka. Weerarka ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay inta la xaqiijiyay 6 ruux oo iskugu jira ciidanka Milatariga iyo dablaydii weerartay sida uu Axadle u sheegay sarkaakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka gaar…

“Doqon Ayaa Tahay, Saaxiibo Wanaagsan Ayaad Talyaaniga Ku

Guuldarradii xalay kasoo gaadhay Barcelona oo Camp Nou joogta dhigeeda Juventus ee 3-0 ka ahayd ayaa aad uga cadhaysiiyay tababaraha iyo daafaca bidix ee kooxdaas ee Ronald Koeman iyo Jordi Alba oo af-xumeeyay garsooraha kulanka.Koeman iyo Alba ayaa labaduba soo bandhigay dareenkooda cadho ee ay ka qabaan garsoore Tobias Stieler iyo go’aamo uu gaadhay intii kulankaasi socday.“Aad ayaad u xuntahay, waxaad tahay baastar (Bastard)” ayaa la maqlayay Jordi Alba oo ku qaylinaya daqiiqadii 27-aad ee kulanka kaddib markii uu kaadh…

Bafang, rock in Cameroon – RFI Musique

This Norman duo mixes the rhythms of Cameroon with a robust rock. In a stripping first album, Elektrik Makossa, Bafang affords music made to tune lengthy winter nights. If we in all probability have to attend earlier than we see them on stage, presentation of a gaggle that's already far behind. In rock historical past, duets have at all times had a particular place. From sparks to white stripes, together with Rita Mitsouko in France, they had been pressured to play numbers to make music usually…

Muxuu Yahay Rekoodhka Aadka Ugu Weyn Taariikhda Real Madrid

Weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaan kulanka caawa ay kooxdiisu la yeelanayso Borussia Monchengladbach isaga kaliya u ahayn kulan xilli ciyaareedkooda muhiim u ah balse uu sidoo kale muhiimad shaqsi ah u leeyahay.Rekoodhka weyn ee uu Benzema ku socdo kulankan ayaa ah inuu bar-barayn karo tirada kulamada uu halyeey Roberto Carlos usoo ciyaaray Real Madrid ee ah 527 kulan.Inuu halyeeyga ree Brazil 527 kulan usoo ciyaaray Los Blancos ayuu ku haystaa rekoodhka weyn ee ah ajaanibka kulamada ugu badan usoo…

The Global Initiative “Kooxda Soomaalida ah ayaa hubka

Sida lagu sheegay warbixin cusub, hubka u socda kooxda Xuutiyiinta Yaman ee ka yimaada Iraan wuxuu sii maraan qeybo ka mid ah xeebaha Bari ee Soomaaliya, waxaana kala gudbisa koox Soomaali ah. Sida ku xusan warbixinta, waxaa la qabtay markab la sheegay in uu gacanka Iraan ka soo daabulay hub loo waday maleeshiyaadka Xuutiyiinta ee ka dagaallamo Yemen. Waxaa arrintaas laga soo xigtay koox ku howlan ka ganacsiga hub sharci darrada ah oo uu fadhigeedu yahay Soomaaliya, sida uu ku…

11 wholesome meals that make you smarter, based on docs

Mind teasers and filling in Sunday crossword puzzles are usually not the one approach you may get smarter. The truth is, even doing these mind workout routines is not going to be as efficient at nurturing your noggin as they could possibly be in the event you didn't eat the suitable eating regimen. "Folate, iron, beta-carotene and vitamin C are all vitamins which can be mandatory to your mind cells to operate successfully," says Monisha Bhanote, MD, FCAP, a triple-board licensed doctor and founder and CEO of Integrative…

Maxaa ka jira in xukumaddu xaraysay guddigii doorashada ee

Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xareeysay Xubnaha Guddiyadii doorashada heer dowlad goboleed oo wali  kala dhiman, iyadoo la dejiyay Hotelka Peace, ee Magaalada muqdisho,iyada oo laga soo raray hotelkii hore ee Decale. Xubnaha guddiyada la xareeyay ayaa kala ah Guddigii doorashada dowlad goboleedyada Koofur Galbeed, Hirshabeelle, Galmudug & min saddex xubnood oo Xukuumadda ku kordhisay guddiyada doorashada heer dowlad goboleed. Xubnahan ayaa muddo todobaad ah…

“Champions League Anigu Khibrad Uma Lihi Ee Guardiola U Leh,

Tababaraha kooxda Marseille ee Andre Villas-Boas ayaa amaanay kooxda uu caawa kahor tagayo ee Manchester City iyo tababaraheeda Pep Guardiola isaga oo ku sifeeyay dhigiisa ree Spain mid Champions League khabiir ku ah.Kooxda ka socota horyaalka Ligue 1 ayaa ku qasban inay hesho natiijo ka wanaagsan mida ay Olympiacos caawa helayso si ay booska saddexaad ugu dhammaysato oo ay UEFA Europe League uga qayb ahaato.City ayaa la filayaa inay shax bedel xoogan samayn doonto kaddib markii ay xilli horeba wareega 16-ka usoo baxday isla…