David Alaba Oo Isku Shaandhayn Sameeyay,
Sida ay sheegayaan il-wareedyada caalamiga ah ee Sky Sports iyo RMC Sports, David Alaba ayaa laba kamida kooxaha doonaya meesha ka saaray halka uu laba kooxood oo kale u doortay kuwa uu mid ahaan kala dooran doono.
Labada kooxood ee uu Alaba go’aansaday inuusan mid ahaan ku biiri doonin ayaa kala ah Paris Saint-Germain iyo Chelsea halka uu kala dooran doono kooxaha horyaalka La Liga ee Real Madrid iyo Barcelona.
RMC ayaa sheegaya in PSG ay ku fashilantay fursda ay David Alaba ugu qancin karaysay inuu kooxdeeda kusoo…