Muxuu yahay ujeedka socdaalka “Taariikhiga” ah ee taliyaha

Taliyaha ciidanka Hindiya Manoj Mukund Naravane . Taliyaha ciidanka Hindiya Generaal Mukund Naravane ayaa bilaabay booqasho taariikhi ah oo lix maalmood qaadatay oo uu ku tagay Isutagga Imaaraatka Carabta (UAE) iyo Saudi Arabia, waa booqashadii ugu horreysay ee noocan ah ee uu ku tago labada dal ee Khaliijka ku hoggaamiya dhanka Milatariga. Booqashada Jeneral Naravane, Taliyaha Guud ee Shaqaalaha (COAS), ayaa ujeedkeedu yahay “xoojinta iskaashiga istiraatiijiyadeed iyo iskaashi…

These weight reduction errors hurt your well being, in keeping with consultants

If there's one factor I've discovered throughout all my years of serving to folks shed some pounds, it's that too many individuals see the method of weight reduction by the lens of perfection. You realize, they assume they must eat good weight loss program of good meals that include good variety of energy day after day, whereas it's essential preserve good quantity of train the place they burn extra vitality than they retailer as fats. In the event that they…

The Human Rights Commission visited ANS secret prisons

The National Human Rights Commission was able to visit secret prisons in Chad, the existence of which was condemned a few weeks ago by a human rights organization. as reported from N'Djamena, Madjiasra NakoThe mission of the National Human Rights Commission indicates that he has visited two prisons of the National Security…

Madaxweyne Erdogan Oo Xalay Taleefan Ku Wacay Basaksehir

Waxa xogo cusub oo miisaan culusi kasoo baxayaan kulankii xalay isaga oo socda baaqday ee Paris Saint-Germain vs Istanbul Basaksehir markaas oo ay xiddigaha labada kooxood iskaga dareereen garoonka Parc des Princes.Garsooraha afraad ee kulankaas ee Sebastian Coltescu ayaa la sheegayaa inuu cunsuriyad kula kacay tababare ku xigeenka Istanbul Basaksehir ee Pierre Webo isaga oo ku yidhi “Ninkan madaw”Intaas kaddib xiddigaha kooxda Turkey-ga ah ayaa muujiyay dareen cadho oo aad u weyn waxaana hoggaaminayay weeraryahanka Muslimka…

Burkina Faso’s mining trade was singled out for corruption

REN-LAC, the nationwide anti-corruption community, is holding its fifteenth anti-corruption day this week. This yr, this Burkinabè civil society group has chosen to debate corruption within the mining sector. From mining concessions to customs controls, corruption is alleged to be in any respect ranges within the sector, in…

Qaramada Midoobay oo sheegtay in 2020 ay barakaceen in ka

Qaramada Midoobay ayaa Warbixin ay soosaartay waxa ay kusoo bandhigay dalalka ugu badan ee sanadkaan 2020 colaadda ka jirta awgeed looga barakacay & tirada lagu qiyaasayo qoysaska naftooda la baxsaday. Warbixinta Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Dalalka hoos ku xusan ay yihiin kuwa ugu badan ee dadkoodu ka barakaceen isku dhacyada & xasilooni darrada ka taagan: Suuriya, Bartamaha Gobolka Afrika ee Saaxil, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Kongo (DRC), Mozambique,…

Man United Oo Xiddig Weyn Kusoo Bedelanaysa Pogba,

Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii October, waxaana dhowaan la sugayaa inuu furmo suuqa waqtiga jiilaalka ee bisha January oo muddo kooban ay kooxuhu u heli doonaan inay kaga soo faa’iidaystaan.Kooxaha dhaawacyadu ragaadiyeen amaba doonaya inay helaan xiddigo ka caawiya xallinta dhibaatooyinkii ay soo arkeen qaybta hore ee xili ciyaareedka ayaa suuqa geli doona, sidoo kalena ciyaartooyo heshiisyada…

Kenya & Itoobiya oo ammaanka Xadka ay wadaagaan u adkeeyay

Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah ayaa lasoo dhigay Xadka dalkaas uu la wadaago Kenya, halka Xukuumadda Nairobi ay joojisay dhaq-dhaqaaqa Magaalooyinka xiga Soohdinta Dowladda Federalka Itoobiya ay la wadaagto. Sababtu waa safarka Raysul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed maanta oo Arbaco ah uu ku tagay Kenya si mashruuc ay kawada faaiideysanayaan labada dal ay u furaan isaga & Hogaamiye Uhuru Kenyatta. Cabbir ahaan dhulka mashruucaan ku kacay ayaa ah 861 KM oo isku xiraya…

On the front page: drama about illegal immigration

"Doudou Faye loved the dream of becoming a professional footballer in Europe. He died in October last year, points out the daily 24 Heures, in the water of the so-called secret emigration. The teenage tragic case has aroused emotions and outrage in Senegal and abroad. His father had paid 250,000 FCFA to a smuggler. ”He and two other fathers were found guilty in February by the court in Mbour, 80 km from Dakar, of…