Magacyada toddobada ciyaartoy ee Arsenal
Arsenal ayaa sii wadan doonta isbadalada ay ku sameyneyso suuqa kala iibsiga bisha Janaayo waxayna ku mashquulsan tahay iibinta qaar ka mid ah xiddigaheeda ugu waa weyn.
Gunners oo xilli ciyaareedkaan ku dhibtooneysa Premier League ayaa raadineysa ciyaartoy cusub si ay u xoojiso kooxdooda, halka ay iibineyso ciyaartoy mushahar qaata iyo kuwo aan xirfad ku laheyn, kuwaasoo horey looga reebay kooxda tababare Mikel Arteta.
Sida laga soo xigtay The Athletic, maamulaha kubada cagta ee Arsenal Edu Gaspar ayaa ka shaqeynaya…