VIDEO: Eden Hazard oo Gool Waali Ah Dhaliyay
Eden Hazard ayaa si cad u sheegay in uu ku soo laabanayo qaab ciyaareedkiisii ugu fiicnaa isaga oo waliba gool cajiib ah ka dhaliyay tababarka kooxda Real Madrid.
Saaxiibada Hans Los Blanco ayaa wali sugaya inay arkaan qaab ciyaareedka ugu fiican ee reer Belguim tan iyo markii uu yimid Spain, laakiin shalay ayuu layaabay goolkii cajiibka ahaa ee Rabona.
Hazard, oo hada dhaawac kaga maqan inta ka harsan sanadka 2020, ayaa la filayaa inuu soo laabto sanadka dambe.
29 jirkaan ayaa dhaliyay gool cajiib ah intii uu…