TAARIIKH: Tababarihii Ugu Yaraa Taariikhda Horyaalka Premier League Oo

Tababaraha cusub ee kooxda kubadda cagta Tottenham ee Ryan Mason  ayaa lagu qoray taariikhda horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League, kaddib markii uu noqday tababarihii ugu da’da yaraa ee taariikhda soo mara horyaalka.Ryan Mason oo si ku-meelgaadh ah loogu magacaabay Tottenham ayaa guul soo hooyey ciyaartiisii ugu horreysay, iyadoo uu kooxda kusoo celiyey jidka guusha oo labadii ciyaarood ee ugu dambeeyey ee horyaalka ay ka maqnayd.Mason oo beddelay Jose Mourinho oo horraantii toddobaadkan shaqada laga caydhiyey,…

RIKOODH: Karim Benzema Oo Dhigay Rikoodh Gool-dhalinta Ah Oo Aanu

Karim Benzema ayaa isku qoray buugga taariikhda Real Madrid kaddib labadii gool ee uu xalay ka dhaliyey Cadiz.Weeraryahanka reer France oo xilli ciyaareed aad u sarreeya qaadanaya ayaa waxa uu goolal ka dhaliyey 35 kooxood oo kala duwan oo horyaalka LaLiga ah, waxaanu sidaas  ku barbarreeyey rikoodhkii halyeygii Real Madrid ee Raul ee dhinaca gool-dhalinta, kaas oo uu awoodi waayey Cristiano Ronaldo in uu gaadho waqtigii uu Santiago Bernabeu ka ciyaarayay.Karim Benzema ayaa sidoo kale goolal dhaliyey sagaalkii ciyaarood ee…

Shirka Madasha Amniga Qaranka wuxuu u soo bandhigayaa shuruudo adag Golaha Amniga ee AU ka hor kulanka maanta – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Madasha Amniga Qaranka ayaa warqad u dirtay kulanka Golaha Amniga ee Midowga Afrika (AU) ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ay maanta la qaateen Safiirka Jabuuti u fadhiya Itoobiya Maxamed Idiris Faarax, oo hadda ah Madaxweynaha Golaha. Kulanka maanta ayaa lafilayaa in uu iskudayo in uu dhexdhexaadiyaha midowga afrika ka dhigo mid aad ugu adkaada dhinacyada is haya, dareenkaas oo ah mid ka imanaya beesha caalamka isla…

Somalia: Northeastern State crushes ‘terrorist network’ behind murder

Somalia: Northeastern State crushes 'terrorist network' behind murder GALKAYO, Northeastern State - By maintaining their effective and targeted war on terror, Northeastern State security forces inflicted a heavy blow on al-Shabaab in recent operations launched following a series of terrorist attacks. In the last few months, Northeastern State troops have intensified the offensive…

CC Shakuur wuxuu soo iibsaday gaadiid dagaal iyo hub badan – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Hogaamiyaha xisbiga Wadajir, C / raxmaan C / shakuur ayaa lagu soo waramayaa inuu iibsaday gaadiid dagaal iyo hub fara badan si uu isaga difaaco, sida aan xogta ku helnay. Xog ay heshay Axadle ayaa sheegeysa in musharax C / raxmaan C / shakuur Warsame uu iibsaday illaa sideed gaari, iyadoo ay horey u jireen gawaari kale. Wararku waxay kaloo muujinayaan in C / raxmaan C / shakuur uu iibsaday inta badan hubka BKM, Saban, iyo…

Puntland ayaa go’aan 7 qodob ka kooban ka qaadatay xaaladda doorashada Soomaaliya

Garoowe (Axadle) - Maamul Goboleedka Puntland ayaa soo saaray go’aan ka kooban 7 qodob oo ku saabsan doorashada Soomaaliya iyo kordhinta dowladda federaalka iyo Farmaajo. Hoos ka aqriso qoraalka Puntland. Go'aankii Dawladda Puntland ee xaaladda doorashada Soomaaliya. Dowladda Puntland waxay u taagan tahay mabaadi'da qaranimada Puntland iyadoo la tixraacayo dastuurka Puntland iyo dastuurka ay Puntland xubin ka tahay, Dowladda Puntland waxay sidoo kale ilaalinaysaa masiirka dhismaha federaalka iyo dimuqraadiyadda Soomaaliya.…

The RTS, S vaccine has been shown to be effective in

It is the first vaccine in the world and the only one that is effective against malaria in children. This is the RTS, S vaccine. And so far, about 650,000 children in Malawi, Ghana and Kenya have benefited from it thanks to a pilot program that started two years ago. According to the World Health Organization, the vaccine had positive effects and led to lower mortality. An efficiency that gives hope…

President Nyusi promises a return to security

The French oil group has suspended certain contracts with companies linked to its mega project for gas in Mozambique. This project has stood still since the attack launched in late March by jihadist groups against the city of Palma in the province of Cabo Delgado, about ten kilometers from the Total Group's facilities. The Frenchman has since evacuated his staff.…

The head of the UNHCR in the DRC with refugees

The head of the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) Filippo Grandi arrived in the country on Tuesday, April 20. On Wednesday, it went to an area cut off from the world, in northern Congo-Kinshasa, where almost 100,000 people who fled violence in the Central African Republic have sought refuge since December last year. On the ground, living conditions are difficult while the UNHCR sees…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More