QIIMAYN: 100ka Xiddig Ee Ugu Wanaagsan Euro 2020, Waddamada Ay U

Jamaahiirta ayaa lagu qasbay inay sugaan 12 bilood oo dheeraad ah tartanka Euro oo dib uga dhacay waqtigii hore loogu qoondeeyey ee ahayd in afartii sannadoodba hal mar la ciyaaro, laakiin hadda ayaa uu dib usoo noqday oo la ciyaarayaa.

Muddo bil ah oo ka bilaabmaysa Jimcaha berri ayuu tartanku soconayaa, waxaanay hadal-haynta ugu badan ka jirtaa awooda dalalka ka qayb-gelaya iyo sidoo kale ciyaartoyda iska hor imanaya.

100ka ciyaartoy ee ugu wanaagsan ee ay indhuhu hayn doonaan inta uu tartanku socdo ayaa lagu sameeyey qiimayn, kuwaas oo aanu u kala qaadnay laba qaybood oo aanu maalinba in idiin aoo gudbin doono.

Qaybtan maanta, waxa aanu kuwoo gudbinaynaa 60ka xiddig oo kasoo bilaabmaya 100 ilaa 41, inta kalena Jimcaha ayaanu daabici doonaa Idam Allah.

100. Kingsley Coman | France

99. Leonardo Bonucci | Italy

98. Teemu Pukki | Finland

97. Goran Pandev | North Macedonia

96. Artem Dzyuba | Russia

95. Milan Skriniar | Slovakia

94. Marcos Llorente | Spain

93. Giorgio Chiellini | Italy

92. Ruslan Malinovskiy | Ukraine

91. Tomas Soucek | Czech Republic

90. Peter Gulacsi | Hungary

89. Rodri | Spain

88. Ivan Perisic | Croatia

87. David de Gea | Spain

86. Burak Yilmaz | Turkey

85. Alexander Isak | Sweden

84. Manuel Locatelli | Italy

83. Jude Bellingham | England

82. Harry Maguire | England

81. Marcel Sabitzer | Austria

80. Alvaro Morata | Spain

79. Jordan Henderson | England

78. Aaron Ramsey | Wales

77. Caglar Soyuncu | Turkey

76. Declan Rice | England

75. Kasper Schmeichel | Denmark

74. Xherdan Shaqiri | Switzerland

73. Ferran Torres | Spain

72. Lucas Hernandez | France

71. Pepe | Portugal

70. Kieran Tierney | Scotland

69. Dejan Kulusevski | Sweden

68. Hugo Lloris | France

67. Oleksandr Zinchenko | Ukraine

66. Granit Xhaka | Switzerland

65. Pedri | Spain

64. Merih Demiral | Turkey

63. Axel Witsel | Belgium

62. Alessandro Bastoni | Italy

61. Olivier Giroud | France

60. Fabian Ruiz | Spain

59. Diogo Jota | Portugal

58. Youri Tielemans | Belgium

57. Lorenzo Insigne | Italy

56. Ousmane Dembele | France

55. Dries Mertens | Belgium

54. Kai Havertz | Germany

53. Mateo Kovacic | Croatia

52. Georginio Wijnaldum | Netherlands

51. Jack Grealish | England

50. Leroy Sane | Germany

49. Federico Chiesa | Italy

48. Joao Felix | Portugal

47. Leon Goretzka | Germany

46. Sergio Busquets | Spain

45. Memphis Depay | Netherlands

44. Timo Werner | Germany

43. Jordi Alba | Spain

42. Ciro Immobile | Italy

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More