“Anigu Waan Ixtiraamaa Messi Laakiin….” – Casemiro Oo Farriin Diray
Walow safka haatan ee xulka Argentina uu yahay mid ka hareero dhisan kabtankiisa Lionel Messi haddana khadka dhexe ee xulka Brazil iyo kooxda Real Madrid ee Casemiro ayaa qaba inay jiraan xiddigo badan oo xulkaas ah oo laga wer-wero marka laga yimaado kaliya Leo.Casemiro ayaa sheegay inay Argentina gaadhay Final-ka Copa America iyagoo si wadajir ah u ciyaaraya ee aysan ku gaadhin qaab ciyaareedka shaqsiga ah ee Messi.Casemiro oo arrimahaas ka hadlayay ayaa yidhi “Argentina waa xul haysta ciyaaryoyda ugu heerka sarreeya,…