Joan Laporta claims that Man Utd and Liverpool were ‘real founders’ of the Super League

Barcelona president Joan Laporta has claimed that it was Manchester United and Liverpool who led the accusation to form the infamous Super League.United and Liverpool were two of 12 teams committed to forming a breakthrough European competition - along with Chelsea, Arsenal, Manchester City, Tottenham, Barcelona, ​​Real Madrid, Atletico Madrid, Juventus, AC Milan and Inter - but plans quickly collapsed. in a huge fan reaction.Barcelona, ​​Real and Juventus continue to support the proposal, and Laporta insists that football…

Libyan Prime Minister Dbeibah is reopening the main road

The Libyan interim government has reopened a major highway connecting the country's long-divided eastern and western cities, in the latest attempt to reunite the territories after years of civil war. The announcement comes three days before an international conference on Libya, which will host Germany and the United Nations in Berlin. "I am so pleased to be part of the opening of this essential lifeline that links the east of our country to its west," Libyan Prime Minister Abdul Hamid Mohammed Dbeibah…

SFF blamed for Somalia’s loss to Oman in FIFA Arab Cup fixture

SFF blamed for Somalia's loss to Oman in FIFA Arab Cup fixture NAIROBI, Kenya - Somali Football Federation was blamed for the national team's loss to Oman on Sunday, in a match that showed quality glimpses for a team that rarely trains or plays fitness matches but is expected to compete with the rest of the world. Despite all the challenges, the team lost 2-1 to Oman, the latter becoming the…

Manuel Neuer Oo Calaamada Qoomu-Luudka Xidhay Kulankii Portugal &

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa xaalad fadeexad ah oo ay eedaymo badan kala kulmeen dhexda kaga jira kaddib markii ay iska joojiyeen baadhitaan ay ku samaynayeen goolhayaha xulka qaranka Germany ee Manuel Neuer.Manuel Neuer ayaa kulankii ay dhawaan guusha 4-2 ah ka gaadheen Portugal soo xidhay calaamada kabtanimo oo ka samaysan calanka dadka qoomu-luudka ah ee iyaga oo isku jinsi ah is damca ee loo yaqaano LGBT.Neuer ayay caadiyan ahayd inuu wajaho ganaax maadaama oo uu arrimo siyaasadeed u jabiyay sharciyada…

Libyan officials meet in Geneva for dialogue

Libya's Political Dialogue Forum (LPDF) will hold a meeting in Geneva, Switzerland from June 28 to July 1, the UN Support Mission in Libya (UNSMIL) said on Sunday. The personal meeting is an opportunity for members of the LPDF to develop proposals to further facilitate the conduct of national elections on December 24, in particular the constitutional basis for voting, UNSMIL said in a statement. Ahead of the meeting, the LPDF Advisory Committee will be convened from 24-26 June in Tunisia for a preparatory meeting to…

Maxay DF ka tiri dib u dhaca booqashada wasiirka arrimaha di…

Muqdisho (Axadle) – Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa faah faahin ka bixiyey dib u dhaca ku yimid safarka wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga ee ku aadanaa booqashadiisa Soomaaliya. Wasiirka oo ka qeyb-galayay Barnaamijka One on One ee Teleefishinka TRT ayaa shaaca ka qaaday inay nasiib xumo ku timid baaqashada socdaalka wasiir Mevlüt Çavuşoğlu. Ma shaacin wasiirku xilliga rasmiga ah ee uu…

50ka Kooxood Ee Ugu Qanisan Dunida Oo La Magacaabay, Ingiriiska Oo 18

Waxa lasoo saaray 50ka kooxood ee ugu qanisan dunida waqtigan, waxaana tirada ugu badan ku yeeshay Ingiriiska oo 18 ka mid ah 20ka kooxood ee horyaalka Premier League uu ka kooban yahay ay ugu jiraan.Manchester City ayaa sare usoo kacday oo kusoo dhowaatay saddexda ugu sarreeya, iyadoo soo gashay kaalinta afraad. Kooxdan oo sannadkii 2008 uu la wareegay Sheikh Mansour ayaa la geliyey lacag badan, waxaanay kusoo jirtay waqtiyo guulo ah iyadoo suuqa kasoo qaadata ciyaartoyga ay u baahan tahay xilli aanay walwal ka qabin…

Ethiopians go to the polls amid suspected atrocities in Tigray

ADDIS ABABA, Ethiopia - Voting began in various parts of Ethiopia in the first parliamentary elections following Abiy Ahmed's accession to prime minister, even as the country continues to grapple with a myriad of challenges, including but not limited to s 'to limit the conflict in Tigray. The National Election Council of Ethiopia postponed the 2020 elections due to the COVID-19 pandemic, but this decision was strongly opposed by the Popular Front for the Liberation of Tigray , who had withdrawn his support for Prime…

Maxaa Dhacay Waqtigii U Dambeeyey Ee Talyaanigu SAGAAL Dhibcood Kusoo

Xulka qaranka Talyaaniga ayaa u gudbay wareegga 16ka Euro 2020 iyagoo soo badiyey dhamaan saddexdii ciyarood ee Group-ka A, waxaanay muujiyeen in ay yihiin cudud sannadkan ku dagaallamaysa koobka.Azzuri oo uu hoggaaminayo tababare Roberto Mancini ayaa soo dhaliyey toddoba gool, soona helay sagaal dhibcood iyagoo aan wax gool ah laga dhalinin oo shabaqoodu nadiif yahay, waxaanay soo garaaceen saddexdii dal ee kula jiray hormadan ee Switzerland, Turkey iyo Wales.Markii u dambaysay ee guul sidan oo kale ah ay Talyaanigu…

Sarkaal ka tirsan ciidanka Gorgor oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho (Axadle) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxay toogasho xalay Caasimadda Muqdisho loogu geystay sarkaal ka tirsanaa ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ay tababartay dowladda Turkiga. Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray, Maxamed Cali Yarami ayaa waxaa lagu dilay gudaha degmada Wadajir, sida ay Axadle u xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay. Wararka ayaa sheegaya in kooxo ku hubeysan bistoolado…