Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Chelsea Oo Barbarro Dirqi Ah La Gashay West Brom, Silva Oo
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa barbarro dirqi ah oo ay xilli dambe u dagaallantay waxay la gashay West Brom oo ay ku kala baxeen 3-3.Chelsea ayaa lagaga yaabsaday saddex gool oo darandoori ah oo 27kii daqiiqadood ee ugu horreeyey ee ciyaarta ay West Brom ka dhalisay, waxaase ay isasoo habaysay qaybtii dambe oo ay iska soo celisay goolasha laga dhaliyey, hase yeeshee Tammy Abraham ayaa shimbirkooda noqday daqiiqaddii ugu dambaysayna u dhaliyey goolka u badbaadiyey dhibicda.Daqiiqaddii 4aad ayay West Brom dhalisay gool uu…
Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Real Betis vs Real Madird – Yaa
Real Madrid oo barbarro ku bilaabatay horyaalka LaLiga usbuucii hore oo ay Real Sociedad goolal la’aan ku kala baxeen ayaa ku sugan magaalada Seville oo ay kula ciyaarayso Real Betis, waxaanay raadinaysaa guushii ugu horreysay ee xili ciyaareedkan.Los Blancos oo koobka difaacanaysa ayaa waxa uu Zinedine Zidane sameeyey isbeddel badan marka loo eego ciyaartii hore, waxaana si aan looga baranin uu safkiisa ugu soo bilaabay weeraryahanka ku dhibaataysan Los Blancos ee Luka Jovic oo ka garab ciyaaraya Karim Benzema.Da’yarka…
Solskjaer Oo Qirtay In Man United Aanay Guusha U Qalmayn,
Ole Gunnar Solskjaer ayaa ku kaftamay inay u fiicnayd kooxdiisa in aanu Jose Mourinho joogin Amex Stadium, kaddib markii ay kooxdiisu guul ka gaadhay Brighton oo ay saddexda dhibcood kaga qaadatay rikoodhe loo dhigay kaddib markii la yeedhiyey siidhiga dhamaadka ciyaarta.Manchester United ayaa noqotay kooxdii ugu horreysay ee ciyaarta oo dhamaatay la amray inay dib u bilaabato oo ay rikoodhe laagato, waxaana sidaas xukumay VAR oo xilligii uu garsooruhu yeedhiyey siidhiga dhamaadka go’aamiyey in United ay xaq u leedahay…
Thiago Silva Oo Rikoodh Qariib Ah Ka Dhigay Horyaalka
Difaaca reer Brazil ee Thiago Silva ayaa lagu daray liiska ciyaartoy naadir ah oo soo maray horyaalka Premier League, kaddib markii uu kusoo bilowday kulankiisii ugu horreeyey ee horyaalka ah ee uu u safto Chelsea.Thiago Silva ayaa Chelsea ugu soo biiray heshiis xor ah xagaagan markii uu dhamaaday qandaraaskiisii PSG, isla markaana uu iska diiday inuu u saxeexo heshiis uu sannad kale kusii joogi lahaa kooxda reer France.36 jirkan ayaa kulankiisii ugu dambeeyey u ciyaaray PSG finalkii Champions League ee bishii August…
Lampard Oo Ka Hadlay Sababta Uu Keyd U Geliyay Goolhaye Kepa
Tababare Frank Lampard ayaa gaaray labo go’aan oo waa weyn kulanka ay caawa la ciyaarayaan kooxda West Brom iyagoo doonaya inay ku soo laabtaan wadada guusha ka dib guuldaradii ka soo gaartay Liverpool isbuucii la soo dhaafay.Goolhaye Kepa Arrizabalaga oo qalad sameeyay kulankii Liverpool ayaa lagu ciqaabay in loo dhaadhiciyay kursiga keydka iyadoo lagu soo bilaabay goolhaye Willy Caballero halka goolhayaha cusub Mendy uu weli kooxda tababar la qaadanin.Tababare Lampard ayaa ciyaarta ka hor la weydiiyay go’aankiisa la…
Carlo Ancelotti Oo Abuuray Koox Wacdarro Ka Dhigeysa Premier
Everton ayaa gaartay guushii seddexaad ee isku xigta ee horyaalka Premier League, waana kooxda kaliya ee ilaa iyo haatan 9 dhibcood ku hogaamineyso horyaalka ka dib markii ay 2-1 uga soo badiyeen Crystal Palace.Ka dib guulo waa weyn oo ay ka soo gaareen Tottenham Hotspur iyo West Brom, kooxda Carlo Ancelotti ayaa si cajiib ah ku bilaabatay kulankii maanta ka dhacay Selhurst Park.Everton ayaa hogaanka u qabatay ciyaarta daqiiqadii 10aad markii markii Dominic Calvert-Lewin uu sii watay gooldhalintiisa isagoo shabaqa soo…
Shaxda Rasmiga Ah Ee West Brom vs Chelsea – Goolhaye Kepa Oo
Chelsea ayaa caawa marti u ah kooxda West Brom iyagoo doonaya inay wadada guusha ku soo laabtaan ka dib guuldaradii ka soo gaartay kooxda Liverpool isbuucii la soo dhaafay.Labada kooxood ayaa leh lama hami oo kala duwan xilli ciyaareedkan, Chelsea waxay u tartameysaa afarta kaalimood ee ugu sareysa halka West Brom ay u tartameyso inay ka badbaado u laabashada horyaalka heerka labaad.Laakiin sida aan aragnay kulamadii ugu horeeyay ee Premier League ee xilli ciyaareedkan, kulamada waa kuwa aan la saadaalin karin.Chelsea waxaa…
Qiimeynta Ciyaartoyda Kulankii Ay Man United Garaacday
Guul weyn ayay u aheyd Man United kulankii maanta ka dib guuldaradii lama filaanka aheyd ee ka soo gaartay Crystal Palace isbuucii la soo dhaafay, laakiin natiijada ciyaarta kama tarjumeyso wixii ka dhacay Amex Stadium.Brighton waxay birta garaacay shan jeer kulankaan, waana kooxdii ugu horeysay ee tiro intaas la eg birta garaacda hal kulan oo Premier League ah tan iyo markii la bilaabay uruurinta xogta horyaalka sannadkii 2004. Brighton ayaa sidoo kale laga badiyay iyagoo helay 18 darbo oo goolka ku bartilmaameedsan.Man…
Man United Oo Rigoorada Guusha Loo Dhigay Ka Dib Markii Uu
Kulan waali ahaa ayaa ka dhacay maanta garoonka Amex Stadium iyadoo ay jireen wax badan oo laga diiwaangeliyay kulankii maanta oo ay Man United 3-2 kaga badisay Brighton.Brighton ayaa shan jeer brita u garaacday Man United halka kooxda martida loo ahaa ay goolka barbaraha dhalisay daqiiqadii 5aad ee shan daqiiqo oo ciyaarta lagu daray.Laakiin markii ay u muuqatay inay ciyaarta ku soo dhamaaneyso barbaro 2-2 ah ayaa Man United loo dhigay rigoore sax aheyd madaama uu Maupay kubada gacanta ku taabtay, waxaana rigoorada dhaliyay…
“Waxaan Noqday Laadarka Filimka” – Ronald Koeman Oo Ka
Ronald Koeman ayaan wax weyn ka soo qaadin jawaab celintii carada laheyd ee uu Lionel Messi ak bixiyay bixitaankii Luis Suarez kaasoo ku biiray Atletico Madrid.Tababaraha cusub ee Barcelona ayaa u ogolaaday weeraryahanka inuu ka tago kooxda xagaagan, inkastoo uu qirtay in go’aanka uu isaga kaliya gaarin.“Waxay u muuqataa inaan ahay laadarka (qofka xun) ee filimkaan, wicitaankeygii Luis Suarez, waxaan tusay ixtiraam si shaqsi ah iyo mid ciyaaryahanimo ah” ayuu Koeman ku sheegay shirkiisa jaraa’id ee maanta.“Waxaan u sheegay…