Ole Gunnar Solskjaer Iyo Harry Maguire Oo U Jawaabay Roy
Ole Gunnar Solskjaer iyo Harry Maguire ayaa meesha ka saaraya eedeyntii uu Roy Keane u soo jeediyay isbuucaan isagoo sheegay in Man…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Ole Gunnar Solskjaer iyo Harry Maguire ayaa meesha ka saaraya eedeyntii uu Roy Keane u soo jeediyay isbuucaan isagoo sheegay in Man…
Antonio Conte ayaa garoonka Estadio Alfredo Di Stefano imaanaya caawa iyadoo Inter Milan ay wajaheyso Real Madrid tartanka Champions League. Tababaraha Talyaaniga…
Manchester United ayaa guuldarro 1-0 ka soo gaartay Arsenal Axadii iyadoo ay aheyd kulankii 100aad ee Solskjaer uu hogaamiyo kooxda Shayaadiinta Cas…
Manchester City ayaa heshiis hordhac ah ka saxiixeysa Lionel Messi bisha Janaayo iyadoo qandaraaskiisa Barcelona uu sii dhamaanayo. Qandaraaska xiddiga reer Argentina…
Roy Keane ayaa ku canaantay kabtanka Arsenal Pierre-Emerick Aubameyang inuu tababare Mikel Arteta ugu yeeray magaciisa koowaad. Weeraryahanka ayaa dhaliyay goolka kaliya…
Tababaraha xulka qaranka Wales, ahna halyeygii Manchester United ee Ryan Giggs ayaa beeniyey inuu dhaawacyo u geystay gabadha ay isku cindan yihiin…
Weeraryahanka reer Norway ee Erling Haaland ayaa la sheegay in uu dhabarka u jeedin doono labada kooxood ee Real Madrid iyo Manchester…
Murashaxa Madaxweynaha Barcelona ee Pere Riera ayaa ballan-qaaday in aanu noqon doonin mid isbaaro u dhigta xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi…
Kabtankii hore ee Manchester United ee Roy Keane ayaa saadaaliyey afarta kooxood ee ugu sarraynaya horyaalka Premier League xili ciyaareedkan, kuwaas oo…
Zinedine Zidane ayaa shaaciyey 21 ciyaartoy oo uu u doortay kulanka caawa ee muhiimka ah ee ay ku qaabilayaan Inter Milan, taas…
Liverpool ayaa u safraysa waddanka Talyaaniga oo ay caawa kula soo ciyaari doonto Atalanta, kaddib labadii guulood ee ay kasoo xoogsadeen labadii…