Shaxaha Macquulka Ah Iyo Wararkii Ugu Dambeeyey Labada
Liverpool ayaa u safraysa waddanka Talyaaniga oo ay caawa kula soo ciyaari doonto Atalanta, kaddib labadii guulood ee ay kasoo xoogsadeen labadii…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Liverpool ayaa u safraysa waddanka Talyaaniga oo ay caawa kula soo ciyaari doonto Atalanta, kaddib labadii guulood ee ay kasoo xoogsadeen labadii…
Zinedine Zidane ayaa sheegay in inta badan kulamada Real Madrid ee dhawaanahan ay la mid yihiin finaladii, laakiin kulanka habeenka talaadada ee…
Halyeeyga kubada cagta Ryan Giggs ayaa la xiray ka dib markii lagu eedeeyay inuu waxyeelo u geystay saaxiibtiisa oo lagu magacaabo Kate…
Kooxda Leicester City ayaa soo gashay kaalinta labaad ee kala sareynta horyaalka Premier League ka dib markii ay 4-1 ku xasuuqeen kooxda…
Inter Milan ayaa barbaro gashay labadii kulan ee ay ilaa iyo haatan ciyaareen Champions League halka Real Madrid laga badiyay kulankoodii furitaanka…
Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa sheegay inuusan fahamsaneyn eedeymaha loo soo jeedinayo Mohamed Salah ka dib markii uu rigoore ku guuleystay kulankii…
Weeraryahankii hore ee Barcelona Neymar ayaa iska diidi doona fursad kasta oo uu dib ugu laaban karo garoonka Camp Nou sannadka soo…
Arturo Vidal ayaa ka horimaanaya Real Madrid markii 13aad habeenka Talaadada marka ay Inter Milan u safarto caasimada Spain kulankooda wareega group-yada…
Petr Cech ayaa sheegay inuu boqolkiiba 100 diyaar u yahay inuu caawiyo Chelsea haddii loo baahdo ka dib markii lagu soo daray…
Kooxda reer Ukraine ee Dynamo Kiev ayaa heysata kaliya 13 xiddig kulanka ay bartamaha isbuucaan u safrayaan Barcelona ee Champions League ka…
Daafaca dhexe ee kooxda Real Madrid ee Raphael Varane ayaa ka hadlay kabtankiisa ay lamaanaha ku yihiin booskaas ee Sergio Ramos iyo…