Qormooyin taxane ah ayaynu maalmahan soo wadnay, kuwaas oo ku saabsanaa tobanka ciyaartoy ee ugu wanaagsanaa boos walba. Qormadii ugu dambaysay waxaynu kusoo bandhignay tobanka laacib ee ugu wanaagsan garabka weerarka ee midig, waxaanay kala ahaayeen Eden Hazard, Lucas Ocampos, Kingsley Coman, Jack Grealish, Phil Foden, Yannick Carrasco, Sadio Mane, Neymar Jr, Raheem Sterling iyo Lorenzo Insigne, kuwaas oo lagu soo xulay bandhiggoodii xilli ciyaareedkii hore.Ciyaaryahannadan looma eegin lugta ay ku ciyaaraan , laakiin waxa…