Algeria’s president in talks to form a new government

Algerian President Abdelmadjid Tebboune on Saturday began talks to form a new government following a parliamentary election marked by low turnout, a statement from his office said. Algeria's incumbent National Liberation Front (FLN) won the most seats in the June 12 vote, which saw record-breaking votes, with a turnout of just 23%. On Thursday, Prime Minister Abdelaziz Jarad presented the resignation of his government to Tebboune, who asked him to continue to address current issues. "In the context of…

Shaxaha Rasmiga Ah Ee Wales vs Denmark – James, Bale, Allen & Ramsey

Waa kulanka ugu horreeya wareegga 16ka tartanka Euro 2020, halkan ayaanu kasoo bixi doonaa dalka ugu horreeya ee marxaladdan ku hadhaya iyo midka ugu horreeya ee u gudbaya wareegga siddeedda.Xulalka Wales iyo Denmark ayaa foodda is-daraya, iyadoo labadooduba kusoo baxeen kaalmaha labaad ee hormooyinkooda.Wales waxa ugu soo bilowday Ben Davies, Chris Mepham iyo Kieffer Moore iyadoo tababare Boss Robert uu kulankan ka dhacay magaalada Amsterdam uu lasoo shir tegay safkiisa ugu adag ay hoggaaminayaan Gareth Bale, Aaron Ramsey,…

Abraham linked to the record

Aston Villa have been tipped to break their transfer record, for the second time this summer and the third time in less than a year, to sign Chelsea striker Tammy Abraham for up to £ 40 million.Villa have agreed a £ 28m deal to rise to £ 33m to sign the latest English international Ollie Watkins from Brentford in September last year and have already pledged £ 33m plus surcharge to buy playmaker Emi Buendia from Norwich this month.In addition to already having Bertrand Traore, a fit again Wesley, Trezeguet and Anwar El-Ghazi…

RASMI: La Liga Oo Xaqiijiyey Waqtiga La Shaacinayo Isku-aadka

Maamulka horyaalka Spain ee La Liga ayaa shaaciyey waqtiga uu soo baxayo isku-aadka horyaalka ee xilli ciyaareedka 2021/22 iyo kan heerka labaad ee loo yaqaano La lIGA sMARTBANK.Toddobaadkii hore ayuu xidhiidhka kubadda cagta Spain sheegay in horyaalka LaLiga uu bilaabmi doono maalinta Axadda ee August 15 oo ah hal maalin kaddib waqtiga uu bilaabmayo horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League.Isku-aadka horyaalka Spain ayaa waxa la samayn doonaa Arbacada foodda inagu soo haysa ee June 30, waxaana si buuxda warbaahinta…

Bielsa wants Matheus Cunha for 25 million euros

Leeds United intensify their quest for Hertha Berlin's starlet Matheus Cunha as Marcelo Bielsa strives to strengthen his forward line ahead of the new Premier League season. The Whites recruited impressively ahead of their first campaign back at the top of English football and signed Brazilian winger Raphinha and Spanish striker Rodrigo last summer. But coach Bielsa is not happy with his current options and is pushing for the club to re-enter the transfer market. According to UOL, the Brazilian outlet has led the Argentine…

Magacyada 12 Ciyaartoy Oo Ka Tegaya Manchester United & Qorshaha

Xilli Manchester United isku diyaarinayso shaacinta heshiiska ay kula soo wareegayso laacibka reer England ee Jadon Sancho, waxa kale oo jira ciyaartooyo shandaddooda xidh-xidhanaya oo isku diyaarinaya inay kooxda ka tagaan.Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa qarka u saaran inuu helo saxeexii uu muddada sannadka ka badan raadinayay ee Jadon Sancho oo labada kooxood ee United iyo Dortmund ay heshiis isfaham ah ka gaadheen iibkiisa laakiin ay wali dhiman tahay dhamaystirka xaalxaal yar oo ay ka mid tahay in Red Devils ay shubto…

Rafa Benitez will be the new Everton manager

Everton may announce the appointment of former Liverpool, Chelsea and Newcastle boss Rafa Benitez as their new boss in the next few days after agreeing a deal with the Spaniard to replace the late Carlo Ancelotti at Goodison Park.Ancelotti left the club at the end of last season when he was offered the chance to return to Real Madrid for a second enchantment at the Bernabeu and leave Toffees behind.Positive talks have taken place between Everton and Benitez throughout June and despite his six-year partnership with city…

Liverpool see Ryan Gravenberch as a potential Georginio Wijnaldum replacement

Liverpool are interested in signing Dutch star Ryan Gravenberch this summer as they want to find a suitable replacement for the outgoing Georginio Wijnaldum. Wijnaldum has agreed to join Paris Saint-Germain on July 1, when his contract with the Reds officially expires, and Jurgen Klopp must now find the right man to step into the shoes of Merseysider's engine room. And Goal reports that Liverpool can turn to national compatriot and Ajax star Gravenberch in the summer transfer window, as he continues his rise to the…

50 Unhealthy Methods to Lose Weight Quick

From liquid-only detoxes to cabbage soup diets, there are plenty of tactics that promise to help you shed pounds fast—and miraculously stay slim for life. But most too-good-to-be-true weight loss plans are ineffective at best, and in some cases, can have serious health consequences. Oh, and not to mention, many quick weight loss strategies can leave you feeling pretty miserable, too. (The term "hangry" had to come from somewhere, right?) "If it took you months or…

Maxay Ka Dhigan Tahay Naanaysta ‘Bambi’ Ee Loo Bixiyey Mucjisada Da’da

Weeraryahanka Bayern Munich ee Serge Gnabry ayaa sharraxay sababta da’yarka ay isku kooxda yihiin ee Jamal Musiala loogu bixiyey naanaysta ‘Bami’, iyadoo uu sidoo kalena difaacay weeraryahanka Leroy Sane oo ciyaartiisa saluug laga muujinayo koox ahaan iyo xul ahaanba.Tababare Joachim Low ayaa xulka qarankiisu usoo baxay wareegga 16ka oo ay la ciyaari doonaan England, waxaana ciyaartoydiisa ka mid ah laacibka da’da yar ee Musiala oo qayb ka ahaa safkiii kulankii barbarraha 2-2 ay la galeen Hungary, taas oo u xaqiijisay inay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More