Kooxdee Soo Saartay Ciyaartoydii Ugu Wanaagsanaa Ee Ingiriis
Kulanka Merseyside derby ee Everton iyo Liverpool oo Sabtida dhacaya ayaa si weyn loo sugayaa, waxaana halgan adag uu dhex mari doonaa…
Kulanka Merseyside derby ee Everton iyo Liverpool oo Sabtida dhacaya ayaa si weyn loo sugayaa, waxaana halgan adag uu dhex mari doonaa…
Difaaca xulka qaranka England ee Reece James ayaa kaadh cas loo taagay markii ay dhamaatay ciyaartii xalay waddankiisa guul-darradu kasoo gaadhay ee…
Xulka qaranka France ayaa guul 2-1 ah oo ay aad ugu rafaadeen ka gaadhay Croatia oo ay ku wada jiraan LEAGUE A…
Xulka qaranka England ayaa kaalinta saddexaad ee League A Group B u degay kaddib markii ay guul-darro 1-0 ah kala kulmeen Denmark…
Halyeygii Liverpool ee Steven Gerrard ayaa daboolka ka qaaday laacib uu si weyn u doonayay tababarihii hore ee Reds ee Rafa Benitez…
Kylian Mbappe, Erling Haaland, Jadon Sancho, Vinicius Junior, Joao Felix iyo kuwo kale ayaa ah xiddigaha la filayo in sannadaha soo socda…
Bruno Fernandes ayaa ka mid noqday tiro ciyaartoyda waaweyn ee Manchester United ah oo lumiyey kalsoonida ay ku qabteen tababare Ole Gunnar…
Cid waliba waxay tilmaan kasii biixinaysaa sida ay Real Madrid isku beddeli doonto sannadka 2021 iyadoo lala xidhiidhinayo xiddigo waaweyn oo magac…
Adrian Durham ayaa ku eedeeyey tababare Mikel Arteta inuu gabay shaqiisii Arsenal oo uu ka faa’iidaysan kari la’yahay laacibka ugu tayada badan…
Manchester United ayaa xagaagan lacag £75 milyan oo Gini ah suuqa gelisay, waxaanay lasoo saxeexatay Donny van de Beek oo ay kusoo…
Cristiano Ronaldo ayay u muuqataa in xaaladdiisa caafimaad wanaagsan tahay, waxaanu daawaday tababrkii xulka qaranka Portugal uu samaynayay Salaasadii oo uu barandaha…