Booliiska Soomaaliya oo beeniyay in Hoobiyaal lagu garaacay qeybo ka mid ah Muqdisho
Sabti, September, 7, 2024 (AX) – Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa beeniyay in Xalay hoobiyaal lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho. War kooban oo kasoo baxay Taliska Booliiska ayaa lagu sheegay…