Hoobiyeyaal caawa lagu weeraray Villa Somalia – Caasimada On…

Muqdisho (Axadle) – Dhowr hoobiye oo aan la garaneyn halka laga soo riday ayaa hadda ku soo dhacay agagaarka madaxtooyada Soomaaliya ee Caasimadda Muqdisho. Ugu yaraan shan hoobiye ayaa ku dhacday hareeraha madaxtooyada, illaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay. Sidoo kale lama garanayo meesha laga soo riday hoobiyeyaashaan, waxaana dadka ku nool xaafadaha ku hareereysan…

DEG DEG: Hoobiyeyaal lagu garaacay Villa Somalia

Muqdisho (Axadle) – Dhowr hoobiye oo aan la garaneyn halka laga soo riday ayaa hadda ku soo dhacay agagaarka madaxtooyada Soomaaliya ee Caasimadda Muqdisho. Ugu yaraan shan hoobiye ayaa ku dhacday hareeraha madaxtooyada, illaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay. Sidoo kale lama garanayo meesha laga soo riday hoobiyeyaashaan, waxaana dadka ku nool xaafadaha ku hareereysan madaxtooyada soo wajahday cabsi xoog leh. Wixii ka soo kordha kala soco Axadle.

How Arsenal could line up with Albert Sambi Lokonga

Transfer gossip columns may not be your cup of tea. And if so, there is every reason to believe that Arsenal's potential spending summer may have passed you by.So to give you a brief overview of where we are so far, Nuno Tavares is through the Emirates Stadium door and signed, while there are a host of other players linked, tipped or expected to follow and move to north London.One such player who is now a dead CAC to join Tavares is Anderlecht Albert Sambi Lokonga. A talented 22-year-old who is more than capable at both…

Fans give the players a warm broadcast for the final

England supporters took to the streets to give their heroes a memorable broadcast on Saturday night as players left St George's Park for London, ahead of Sunday's huge Euro 2020 final against Italy. The Three Lions have been looking forward to the match since beating Denmark 2-1 on Wednesday night, and the coaching staff has put the finishing touches on their preparation for the country's first major final in 55 years. And Three Lions supporters came out in hundreds to wish the players good luck on their trip to London,…

Lionel Messi Oo Maalin Walba Khasaaraa Lacag Gaadhaysa 100,000 Euro

Xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi, qorraxdii soo baxdaba waxa uu galaa khasaare gaadhaya 100,000 Euro, waxaanay arrintani usoo bilaabantay toddobaad ka hor.Kabtanka xulka qaranka Argentian waxa toddobaadkii hore ka dhacay heshiiskii uu kula jiray Barcelona, waxaanu isaga oo xor ah ku sugan yahay waddanka Brazil oo uu caawa dalkiisu finalka Copa America la ciyaari doono Brazil.Wargeyska El Mundo ee kasoo baxa Barcelona ayaa daboolka ka qaaday lacagta uu Lionel Messi Barcelona ka qaadan jiray sannad kasta, mana aha mid…

“Business as usual can no longer continue”: Meet

For seven months, Indonesian activist Melati Wijsen went on an epic journey around the world with French author Flore Vasseur to meet young activists fighting for climate and social justice. She spoke to FRANCE 24 about their travels and the passion that drives her activist comrades. .

Target Andre Onana accepts Lyon move

Long-term Arsenal goal Andre Onana has agreed on personal terms with the French team Lyon during a summer transfer, which gives a huge blow to the Gunners' ambitions to sign the Ajax star. The North Londoners hope to complete a squad audit this summer, which included the possibility of replacing current goalkeeper Bernd Leno and bringing in a whole new face in the transfer window. Onana was a name that was regularly linked to a move to the Emirates Stadium, but those hopes now seem to have been lost. According to the French…

WALWAL: Malaayiin Cayayaan Ah Oo Laga Cabsanayo Inay Qabsadaan Wembley

Finalka Euro 2020 ee garoonka Wembley ee Axadda ee England iyo Talyaaniga, waxa laga cabsi qabaa in ay garoonka ku degaan malaayiin cayayaan duulaya ah, kuwaas oo kusoo beegan magaalada London xilliga ay ciyaartu socoto.Sida ay warbaahinta Ingiriisku sheegeen Wembley ayaa noqon kara meel ay ku dhibaatoodaan ciyaartoyda iyo taageereyaashu, isla markaana ay ku habsadaan malaayiin cayayaan duulaya ah, kuwaas oo aanay sheegin in ay yihiin nooca dadka qaniina iyo in kale.Warka ayaa intaa ku daray, in raadaaradu qabteen nooc ka…

Doorasho ay ka maqan yihiin garabka Cabdi Caashi oo guddoon …

Muqdisho (Axadle) – Qaar ka mid ah xubnaha guddiga maamulaya doorashada kuraasta labada Aqal ee xildhibaanada metelaya Gobaladda Waqooyi ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Caasimadda Muqdisho waxay ku doorteen guddoon cusub. 7-xubnood oo ka mid ah guddigaas ayaa Khadar Xariir Xuseen u doortay xilka guddoomiyaha guddiga, halka guddoomiye ku xigeen ay u doorteen Najiib Xuseen Samaale. Bogga Facebook ee Guddiga Doorashada FIET, ayaa lagu shaaciyey…

Juventus broadcasts news: Locatelli discussions begin

Juventus are keen to secure the signing of Manuel Locatelli and will meet with Sassuolo next week to discuss a deal.The Italian has been given a court by Arsenal in recent weeks as Mikel Arteta looks to strengthen his midfield before the 2021/22 season, although Juve have not hidden any of their interest in the 23-year-old either.The Gunners recently reported that they had matched Sassuolo's valuation of Locatelli at € 40 million (and £ 34.2 million) and the move has only served to speed up Juventus' hunt, with Gazzetta…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More