YAAB!! Muran Ka Dhashay Sababtii Layaabka Lahayd Ee Ansu
Baraha bulshada ayaa loogu hiiliyey laacibka da’da yar ee Barcelona ee Ansu Fati oo loo diiday inuu noqdo xiddigii ugu wanaagsanaa garoonka kulankii xalay ay kooxdiisu 4-0 ku garaacday Villarreal.17 jirkan ayaa kusoo bilowday ciyaartii ugu horreysay kooxdiisa xili ciyaareedkan, waxaanay muujiyeen bandhig xarrago leh oo ay jamaahiirta ku ilowsiinayeen guul-darradii bahdilaadda ahayd ee kasoo gaadhay ciyaartii ugu dambaysay ee tartan ah oo ahayd fadeexaddii Bayern Munich ugu soo xambaarisay Champions League oo ay kusoo…