Khabiir Saadaaliyay Kooxda Ku Guuleysan Doonta Premier
Liverpool ayaa mar kale la carari doonta koobka horyaalka Premier League ka dib markii Manchester City la garaacay shalay, sida uu saadaaliyay khabiirka kubada cagta Ingariiska Graeme Souness.Inkastoo xilli ciyaareed uu socdo kaliya seddex isbuuc, khabiir Souness ayaa durbaba arki kara ku celiska xilli ciyaareedkii la soo dhaafay markaasoo kooxda Jurgen Klopp ay hogaanka horyaalka qabatay xilli hore islamarkaana ku guuleysatay xilli hore.Hadalkiisa ayaa imaanaya ka dib natiijooyin lama filaan ah oo ay heleen kooxaha waa weyn…