Liverpool Oo Ka Dalbatay Premier League In Baadhitaan Lagu
Liverpool ayaa ka dalbatay maamulka Premier League in baadhitaan lagu sameeyo wixii ka dhacay garoonka Goodison Park kulankii ay shalay barbarraha 2-2 ku kala baxeen Everton, taas oo laba qalad oo waaweyn ay ka tirsanayeen VAR.Reds ayaa ku doodday in si badheedh ah looga hor joogsaday saddex dhibcood oo ay xaq u lahaayeen kaddib markii laga diiday gool sharci ah oo aan wax qalad ah ku jirin oo ay dhaliyeen dhamaadkii ciyaarta, kaas oo VAR uu ku tilmaamay OFFSIDE.Arrinta labaad ee ay baadhitaanka ka dalbadeen ayaa waxay uu…