Solskjaer Oo Soo Saaray Liiska Ciyaaryahanadda Manchester United
Ole Gunnar Solskjaer iyo xiddigihiisa Manchester United ayaa fiidkii xalay iska xaadiriyey hotelka The Lowry Hotel ee waxyar u jira garoonka Old Trafford ka hor kulankooda caawa fiidka ay kusoo dhoweynayaan Arsenal.Manchester United ayaanu la soconin difaaca bidix ee reer Brazil ee Alex Telles oo Korona Fayras uu ku dhacay balse Brandan Williams ayaa fursaddaas ka faa’iidaystay oo ku jira liiska kooxda iyadoo uu rajaynayo inuu kusoo bilaaban doono haddii uu jaanis ka helo Luke Shaw.Anthony Martial oo kulankani ugu dambeeyo…