Shaxda Barcelona vs Levante – Laba
Barcelona oo laga badiyay labadii kulan ee ugu dambeysay tartamada oo dhan ayaa kusoo dhaweyneysa Levante garoonka Camp Nou, Koeman ayaa ku bilaabay shax adag oo uu rumeysan yahay inay wadada saxda ah kusoo celin doonto.Kooxda Cadiz ayaa badisay Sabtidii halka Juventus ay garaacday Camp Nou, waxaana ku soo xigta Barcelona iyo Levante, kuwaasoo ay tahay inay qaataan seddexda dhibcood si ay uga fogaadaan dib u laabashada.Tababare Ronald Koeman ayaa ku soo bilaabay safka hore ee weerarka isaga oo hor taagan Martin Braithwaite,…