Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga
Real Madrid iyo Barcelona ayaa labadaba diyaar u ah inay kula tartamaan kooxaha Manchester City, Manchester United iyo Chelsea saxiixa xiddiga Borussia Dortmund iyo xulka Norway 20 sanno jirka Erling Haaland. (AS).Haaland ayaa doonaya inuu ka tago Dortmund xagaagan, wuxuuna ku riyoonayaa inuu u wareego Real Madrid. (ABC).Manchester United ayaa xiiseyneysa xiddiga Barcelona ee 18 sanno jir ah Ilaix Moriba. (Mundo Deportivo)Paris Saint-Germain ayaa diyaar u ah inay u soo bandhigto weeraryahankeeda Faransiiska Kylian Mbappe…