SAADAAL: Afarta Kooxood Ee U Gudbaya Semi-finalka,
Duhurnimadii Jimcaha ayaa si rasmi ah loo shaaciyey isku-aadka wareegyada siddeedda iyo laba-dhamaadka ee tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan, waxaana marxaladda hore kasoo baxay afar ciyaarood oo ay daawadeyaashu si weyn ugu dheg taagayaan inay arkaan natiijooyinkooda. Lugta hore ee wareegga siddeedda ayaa la ciyaari doonaa April 6-7, halka kulamada labaadna la dheeli doono usbuuca xiga.Su’aalaha maskaxdaada kusoo dhacaya ayaa ah sida ay kala yeeli doonaan Manchester City iyo Borussia Dortmund oo uu hoggaaminayo…