Waa Kuma Xiddiga Ugu Weyn Ee Imaanaya Barcelona?
Weeraryahanka kooxda Man City ee Sergio Aguero oo lala xiriirinayo kooxda weyn ee reer Spain ee Barcelona ayaa lala xiriirinayaa in uu ka tagayo kooxda sida ay sheegayaan wararku.Qandaraaska Aguero ee Manchester City ayaa dhacaya dhamaadka xiliciyaareed kaan, Messi ayaana isku boos ah inkasta oo la fahansan yahay inuu hada u furan yahay talaabo kadib doorashadii madaxweynaha Joan Laporta.Messi ayaa doonayay inuu ka dhaqaaqo Barcelona xagaagii hore isagoo la yimid dalab cad oo ah inuu is casilayo laakiin waxaa hor istaagay…