Rasmi: Didier Deschamps ayaa ku dhawaaqay liiska
Tababaraha xulka France Didier Deschamps ayaa ku dhawaaqay liiska xulkiisa ee isreebreebka koobka adduunka dhamaadka bisha May.Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Tottenham Tanguy Ndombele, oo wacdaro ka dhigay Premier League, ayaa dib loo soo celiyey, 24 jirkaan oo markii ugu dambeysay xirtay funaanadda xagaaga 2019, ayaa hadda qeyb ka ah kooxda wajaheysa Ukraine, Kazakhstan iyo Bosnia. -Herzegovina.Ciyaaryahanadda kale ee soo celiyey kalsoonida tababaraha waxaa ka mid ah ciyaaryahanka khadka dhexe ee Atletico Madrid…