Shaxda Everton vs Manchester United – Sunshine iyo
Everton iyo Manchester United ayaa si aad ah u doonaya inay gaaraan wareega afar dhamaadka Carabao Cup marka ay ku kulmaan wareega sideed dhamaadka garoonka Goodison Park ee magaalada Liverpool.>Tababare Solskjaer, oo sidoo kale doonaya inuu koob ku guuleysto xilli ciyaareedkan, ayaa isbedel ku sameeyay shaxdiisa safka hore.Dhamaadka, Henderson wuxuu ku bilaabay Dea Gea oo la siidaayay. Axel Tuanzeba ayaa ku bilaaban doona daafaca midig iyadoo Bailly iyo Maguire ay khadka dhexe ka ciyaaraan.Xiddiga khadka dhexe ee Pogba…