Waaxda Difaaca Mareykanka ma aqbali doontaa in Trump uu

Maqaal uu daabacay Teleefishinka Turkish State International (TRT) waxa uu uga hadlay qorshaha isbadalka Donald Trump haddii ay dhacdo in uu markale hoggaamiyo Mareykanka 4-sano oo kale. Teleefishinka oo daba-socda hadalkii Trump 13-kii Oktoobar 2020 uu ku sheegay in uu la baxayo Askarta Soomaaliya ka joogta oo tiro ahaan u dhaxeysa 650 ilaa 800 oo dhamaan ah Caawiyaal la shaqeeya Askarta Dowladda Federaalka & AMISOM. Trump ayaa Waaxda difaaca Mareykanka u gudbiyay…

Iska Illow Mohamed Salah, Mane & Van Dijk – Jurgen Klopp Oo

Jurgen Klopp ayaa amaan kula dul-dhacay laacibka kooxdiisa ee saddexlayda xalay dhaliyey ee Diogo Jota oo ay £45 milyan oo Gini xagaagii kagala soo wareegeen kooxda Wolves ee Premier League kala  ciyaarta.Diogo Jota ayaa kasoo hormaray Roberto Firmino oo kaydka ku jiray, waxaana uu caddeeyey in Klopp aanu ku qaldanayn xulashadiisa isagoo markiiba la saaxiibay shabaqa Atalanta oo uu saddexlay uu laba ka  mid ah qaybta hore dhaliyey.Jurgen Klopp oo ka hadlay sababtii uu Jota ugu soo bilaabay, kaydkana u dhigay Firmino ayaa…

Sergio Ramos Oo Dhaliyey Goolkiisii 100aad Ee Real Madrid

Goolkii uu madaxa kaga dhaliyey Inter Milan habeenkii xalay, waxa Sergio Ramos uu u sameeyey taariikh weyn oo kale oo uu kusii gelayo buugga xiddigaha dhif iyo naadirka ah ee Real Madrid.Goolkan ayaa ahaa midkii 100aad ee uu Real Madrid  u dhaliyey intii uu joogay, waxaana uu noqday ciyaartoygii 19aad ee dhaliya goolal tiradoodu saddex god-tirsi tahay (boqoley).19ka ciyaartoy ee boqolka gool iyo ka badan u dhaliyey Real Madrid, waxay 15 ka mid ahi ahaayeen weeraryahanno, laba khadka dhexe ah iyo laba difaac oo ahaa halyeygii…

Ilhan Omar wins simple re-election to US Home of

WASHINGTON - U.S. Consultant Ilhan Omar has gained one other time period in Congress' fifth Congressional District of Minnesota in Minneapolis, Minnesota. Omar, 38, defeated his Republican challenger, African-American businessman Lacy Johnson, by 64.6 p.c of the vote to 25.9 p.c, in keeping with the Related Press with 99 p.c of the vote counted. Omar is the primary Somali American member of the US Congress and one of many first two Muslim ladies to be elected to the Congress in 2018. She is a member of the so-called…

Khabiirka Garsoorka Spain Ee Andujar Oliver Oo Sheegay In

Real Madrid ayaa guusheedii koowaad ee Champions League xili ciyaareedkan gaadhay, waxaanay 3-2 kaga adkaatay Inter  Milan oo ay laba gool kala hor martay laakiin barbarro kusoo gaadhay illaa uu waqti dambe kaga fujiyey da’yarka reer Brazil ee Rodrygo oo beddel kusoo galay.Karim Benzema ayaa ciyaarta ku furay kubbad uu si qaldan kusoo dhiibay Achraf Hakimi oo bartilmaameedkiisii uu kubadda u waday uu ka leexiyey Ferland Mendy oo lugta  geliyey, isla markaana tuuray, waxaanay kubaddaasi u tagtay Benzema oo isaguna usii jaray…

Will the US presidential election change anything in the DRC?

Will the US presidential election change anything in the Democratic Republic of Congo, a country where the Trump administration provided significant support to the new Congolese head of state against his predecessor? As for the presidency, we showed full confidence yesterday, Tuesday 2 November. Joe Biden or Donald Trump ... a relative of Felix Tshisekedi says he follows this election like everyone else, but after having assurances that Washington's line regarding the DRC would not change. Resumption of military…

“Hir-Shabeelle sababta loogu dagaalamayo waa 45-Kursi oo

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynihii labaad DG Hir-Shabeelle ayaa faah-faahiyay sababta uu uga haray loolanka Doorashada & go’aanka uu ku shaaciyay in uu isku casilay xili lagu dhawaaqay Baarlamaanka labaad, lana dhaariyay. Waare ayaa sheegay in dano siyaasadeed lagu xiray dhismaha DG Hir-Shabeelle, maadaama dhismaha maamulkaan lagu soo beegan waqtita loolanka doorashada dalka uu socday 2016-kii, & haatan oo dalka isu diyaarinayo Doorashada 20/21. “Nidaamka Federaalka oo…

Ronaldinho, Neymar, Sergio Ramos, Toni Kroos Iyo Xiddigihii

Waqtigii guulaha, koobabka iyo farxadda ay ku jirtay Manchester United, waxay isku dayday inay lasoo saxeexato xiddigo waaweyn oo haddii ay kusoo guuleysan lahayd inay Old Trafford keento wax badan kusoo kordhin lahaa.Tababare Sir Alex Ferguson ayaa waqtigii uu ka arriminayay United, waxa uu qaaday koobab badan oo markii ugu caansanaa ay ahayd sannadkii 1999kii oo saddexlay koobab ah ay ku wada guuleysteen, sida Champions League, Premier League iyo FA Cup.Laakiin markii uu ruug-caddaagani shaqada ka fadhiistay, waxa dib u…

Baarlamaanka labaad ee DG Hir-Shabeelle oo maanta dooranaya

Magaalada Jowhar waxaa maanta oo Arbaco ah ka dhaceysa Doorashada Guddoomiyaha & labada ku xigeen ee DG Hir-Shabeelle, waxaana u loolamaya 6-ruux oo buuxiyay shuruudaha la hordhigay. Xubnaha xildoonka ah ayaa kulamo gaar-gaar ah la qaatay Xildhibaannada si ay u weydiistaan codkooda, maadaama Sadeexda kursi ay ku tartamayaan min labo xubnood, sidaas awgeed cod dheeri lagu kala guuleysanayo. Xildhibaan Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed & Xildhibaan Maxamed Maxamuud…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More