72 jir garsoore Isbaanish ah

Garsooraha reer Spain ee Marc Juan Andujar Oliver ayaa si aad ah loo xushmeeyaa isagoo u sheegay hadii Real Madrid lagu ciqaabayo rigoore kulankii Talaadadii ay 3-1 kaga badiyeen Eibar.Los Blancos ayaa ku guuleysatay ciyaarta seddex gool oo ay kala dhaliyeen Karim Benzema, Luka Modric iyo Lucaz Vazquez halka dhacdadii ugu muranka badneyd uu sameeyay kabtan Sergio Ramos.Xiddigaha Eibar ayaa ku booriyay garsooraha inuu bixiyo rigoore ka dib markii Yoshinori Muto madaxiisa uu ku dhacay gacanta Ramo.Garsoore Jose Luis Munuera…

Benin: the custom of Kaléta

It's unlikely that their arrival will go unnoticed: in Benin, throughout the month of December, kids in costumes, masked and outfitted with musical devices from home to deal with, sing and dance to gather sweets. That is the custom of Kaléta, named after a worm made within the southern a part of the nation. A convention that proclaims this yr's celebration. A report by our correspondent Sandra Idossou.…

Tababaraha Arsenal Mikel Arteta iyo Mesut Ozil

Tababaraha Arsenal Mikel Arteta ayaa cadaadis xoogan ku saaran garoonka Emirates ka dib guuldaradii dhawaan ka soo gaartay Everton ee Goodison Park.Warar cusub ayaa sheegaya in saraakiisha sarsare ee Arsenal ay ku eedeeyeen Arteta kala qeybsanaanta Arsenal ee qolka labiska kooxda. Gunners ayaa ilaa iyo haatan heshay 14 dhibcood 14 kulan oo ay ciyaartay Premier League.Arsenal ayaa ku bilaabatay qaab ciyaareed adag xilli ciyaareedkan laakiin waxa la filayay in ay guulaysan doonaan kadib markii ay ku kala guulaysteen labada…

Dunida kubada cagta ayaa baroordiiq gashay

Mid ka mid ah shaqaalaha kooxda weyn ee Faransiiska Lorente ayaa dhintay habeenkii Axadda ka dib markii uu ku dhacay mid ka mid ah laydhadhka garoonka dhexdiisa intii ay ciyaartu socotay. Ka dib ciyaartii Ligue 1 ee ay la ciyaareen Rennes xalay, mid ka mid ah khashaafadaha waaweyn ee laydhka u ifiya garoonka ayaa kasoo go’ay dhinaca sarre isagoo haleelay shaqaalahaas.. Kooxaha caafimaadka iyo dab damiska garoonka ayaa isku dayay inay wax ka qabtaan badbaadinta ninkan oo markii hore xaalad adag galay laakiin way ku…

Central African Republic: “I don’t perceive how we will maintain these elections”

Nicolas Tiangaye is a lawyer, he defended Jean-Bedel Bokassa and is the founding father of the Central African League for Human Rights. Initially from Bocaranga, he was the pinnacle of the Transitional Nationwide Council in 2003. He was appointed Prime Minister in 2013 by François Bozizé and confirmed by Michel Djotodia. Chief of the Republican Conference for Social Progress (CRPS), he's collaborating within the presidential election for the primary time. .

Abaal marino noocee ah ayey ku guuleysteen xalay?

Liverpool, tababare Jurgen Klopp iyo da ’yarka Manchester United Marcus Rashford ayaa dhammaantood lagu sharfay abaalmarinta shaqsiga sanadka ee BBC. Marka hore, Liverpool ayaa ku guuleysatay abaalmarinta kooxda Sportiga Sanadka ee BBC, bixiso waxaana halkaas ugu guddoomay kabtankeeda Jordan Henderson. Reds ayaa ku guuleysatay horyaalka Premier League xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay markii ugu horreysay taariikhdooda waxaana ay ku hanteen farqi aad u weyn. Jurgen ayaa dhanka kale lagu sharfay abaalmarinta…

A unprecedented Igad summit to debate tensions within the Horn of Africa

Forward of a very turbulent finish of the yr within the Horn of Africa, the Igad Regional Authority held a unprecedented assembly on Sunday in Djibouti, within the presence of the President of the African Union Fee, to debate safety challenges to return up. Tensions had been excessive between the leaders of East Africa, particularly the Ethiopian and Sudanese leaders, whose forces had been colliding for a number of days on the border. "The Horn of Africa is in a particular state of affairs in the present day, it's…

“Mohamed Salah sidoo kale kuma faraxsana Liverpool

Weeraryahankii hore ee reer Masar Maxamed Saalax oo ay saaxiibo dhow yihiin laacibka kooxda Liverpool ee Maxamed Saalax ayaa shaaca ka qaaday xaalada ay haatan ku sugan tahay kooxda Liverpool.Taasi waxay ahayd kahor waraysigii uu Mohamed salah siiyay wargayska AS ayaa diiday inuu meesha ka saaro inuu u dhaqaaqayo Barcelona isla markaana Real Madrid ayaa sidoo kale la sheegayaa inay ka cadhaysan tahay in kooxdu aysan haysan looga.Sida hadalka Salah, Aboutrika wuxuu sheegay in Salah uu ka carooday inuusan ahayn kabtanka…

Zimbabwean billionaire Strive Masiyiwa joins the Netflix board

London-based Zimbabwean businessman Strive Masiyiwa, thought of the nation's first billionaire, was named Netflix's new director final week. That is the primary time an African character has joined the board of the 190 million subscriber video on demand platform. This alternative ought to assist Netflix strengthen its place on the continent. Lately, the video-on-demand platform has developed a method to draw new markets, particularly in Africa, the place the platform at present has only some million customers. The