jihadists attack a pirogue for the first time

In Chad, an explosion left several dead and wounded in the army ranks during the night Tuesday to Wednesday when soldiers sailed on Lake Chad. An explosion attributed by the authorities to the Islamists from Boko Haram. as reported from Ndjamena, Madjiasra NakoThe motorized canoe carrying the soldiers was circulating among the…

Ereyadii Ugu Danbeeyay Ee Uu Diego Maradona Ku Hadlay Hor

Ereyadii ugu danbeeyay ee Diego Maradona ka hor inta uusan geeriyoonin waxay ahaayeen: “Xaaladeyda ma fiicna.”Halyeeyga kubada cagta ayaa geeriyooday maanta oo Arbaco ka dib wadno xanuun ku soo booday.Waxaa haatan la shaaciyay in Maradona uu quraacday ka hor inta uusan u sheegin wiil uu adeer u yahay Johnny Esposito inuusan fiicneyn islamarkaana uu doonayo inuu mar kale seexdo.Kalkaalisadii xanaaneyneysay ka dib markii Maradona laga soo fasaxay cusbitaalka markii qaliin maskaxda looga sameeyay ayaa wacday gawaarida gargaarka…

Madagascar: Historical past of Litchi Gasy (3/3 Collection)

Continuation and finish of our sequence on Madagascar lychee. Yearly, 2 to three weekends earlier than Christmas, there's Malagasy lychee, harvested in mid-November, in cubicles of European futures. A distinct segment market the place Madagascar reigns supreme, with greater than 15,000 tonnes exported every year. Because the main producer within the southern hemisphere, it's the solely nation on the…

Mining royalty might be higher dealt with within the Democratic Republic of Congo

For the reason that introduction of a brand new mining code within the Democratic Republic of Congo, giant corporations have paid contributions to native communities to straight assist the areas through which they function. In a report printed in Lubumbashi ten days in the past, civil society NGOs point out that between July 2018 and December 2019, communities acquired greater than $ 114 million in…

Historical record of West African shea exports 2019-2020

West African shea exports are currently slower, but they broke their record highs last season. The use of this vegetable fat is increasing, especially in Europe. West Africa exported no less than 500,000 tonnes of shea between August 2019 and July 2020, the campaign's start and end dates. This has just been revealed by the…

Kooxaha Xaqiijistay U Soo Bixitaankooda Wareega 16ka

Advertisements Sideed kulan ayaa la ciyaaray caawa wareega group-yada Champions League habeenkii labaad iyadoo natiijooyin xiiso leh ay ka soo baxeen, Real Madrid oo 2-0 ku dubatay Inter Milan iyo Atalanta oo ka aargoosatay Liverpool islamarkaana ku garaacday Anfiedl.Laakiin waa kuwee kooxaha ilaa iyo haatan xaqiijistay u soo bixitaankooda wareega 16ka Champions League:Caawa labo kooxood ayaa ku biiray afartii kooxood ee xalay u soo baxday wareega 16ka waxayna kala yihiin Manchester City iyo Bayern Munich.Advertisements Man…

Liverpool Oo Lagu Jiidjiiday Anfield, Atalanta Oo

Liverpool ayaa caawa lagu jiid jiiday garoonkeeda Anfield ka dib markii ay guuldarro 2-0 ka soo gaartay kooxda Talyaaniga ee Atalanta kuwaasoo ka aargoostay Reds oo guul weyn oo 5-0 ah ka gaartay kooxda Atalanta markii martida loo ahaa.Labo gool oo deg deg ah oo ay Atalanta dhalisay qeybtii labaad ee ciyaarta ayaa ku hogaamisay guusha iyadoo xiddigaha da’ yar ee Liverpool uga ciyaarayay daafaca la soo bandhigay khibrad yaridooda.Group D ayaa adkaaday haatan iyadoo Reds ay ku hogaamineyso 9 dhibcood halka Ajax iyo Atalanta ay…

Real Madrid Oo San Siro Ku Dubatay Inter Milan, Arturo Vidal

Real Madrid ayaa si weyn u nooleysay rajadeeda inay u soo baxdo wareega 16ka Champions League ka dib markii ay 2-0 ku dubteen kooxda Inter Milan oo 10 xiddig ku ciyaareysay ka dib casaan laga siiyay Arturo Vidal qeybtii hore ee ciyaarta.Rigoore uu saxiixay Eden Hazard iyo gool uu taabashadiisii ugu horeysay ku dhaliyay Rodrygo inkastoo goolka loo qoray inuu iska dhaliyay xiddigii hore ee Los Blancos Achraf Hakimi ayay Real Madrid ku garaacday Inter oo marti loogu ahaa garoonka San Siro.Kooxda Zidane ayaa ku jirta kaalinta…

Phil Foden Oo Manchester City U Diray Wareegga 16ka Tartanka

Manchester City ayaa iska xaadirisay wareegga 16ka tartanka Champions League kaddib markii ay 1-0 ku garaacday kooxda reer Turkey ee Olympiakos oo ay marti u ahayd.Kulankan oo uu Pep Guardiola isbeddello badan ku sameeyey safkiisa ayaa waxa goolka qaybtii hore u dhaliyey Phil Foden oo shabaqa ku hubsaday kubbad uu ka helay Raheem Sterling.Manchester City ayaa dhalin karaysay goolal kale oo intan ka badan iyadoo samaysay fursado iyo gacan ku haynta kubadda oo ay ku sarraysay.Guushan ayaa waxay siisay Manchester City inay 12…