Muqdisho:-Haweenay qarax isku soo xirtay oo dishay sarkaal
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in Haweeney isku qarxisay Sarkaal ka tirsan ciidamada dhar cadka ee Nabad Sugida Soomaaliya.
Sarkaalka la isku qarxiyay oo magaciisa lagu soo koobay Caana Geel, ayaa ku sugnaa xaafada Black-Sea, waxaana mar kaliya isku duubtay haweeneydan, iyadoo la maqlay qaraxa xooggan.
Wararka laga helayo halka qaraxu ka dhacay ayaa sheegaya in sidoo kale qaraxan ay ku dhaawacmeen laba ruux oo kale, labadan waxey…