TOBBANKA Xiddig Ee Lacagta Ugu Badan Helay Sanadkan, Midka

Shabakadda France Football ee ka faaloota arrimaha badan ee kubadda cagta la xidhiidha sidoo kalena ah mida bixisa abaalmarinta caanka ah ee Ballon d’Or ayaa soo xulatay liiska tobbanka ciyaaryahan ee lacagta ugu badani usoo xarootay sanadkan u dambeeyay.Liiskan ayuu kaga jiraa kaliya hal ciyaaryahan oo horyaalka Premier League rasmi ahaan uga tirsan oo aan amaah ku ahayn waana Raheem Sterling oo sidoo kale ah xiddiga kaliya ee English ah ee kusoo baxay. Tobbankan xiddig ee France Football soo xulatay ayay lacag ahaan

fishermen suffering from a “mysterious disease” of the skin

In Thiaroye, in a suburb of Dakar, fishermen returned from their voyage this week with pustules and pimples on their skin. The causes are not yet known, but the pollution trail is mainly advanced.A "mysterious disease" has affected about 600 people since Tuesday, November 17. Several ministers then went there and a crisis committee was set up. The fishing pier in Thiaroye sur mer, in a suburb of Dakar, is deserted by boats. All activities at sea are interrupted, it is time to better understand the disease that affects

The African Union is trying a new mediation

It is a new attempt at mediation in Ethiopia to end the conflict between the government and the dissident Tigray region. The latest attempt comes from Cyril Ramaphosa and the African Union. It has now been eighteen days since the clashes took place and caused the flight of more than 30,000 refugees in neighboring Sudan. The UN said on Friday, November 20, that it expects 200,000 in total. To end the fighting, many countries and international organizations have called for a ceasefire for two weeks. Calls are systematically…

Chelsea Oo Guul Dahabi Ah Kasoo Gaartey Newcastle United,

Kooxda Chelsea ayaa guul kasoo gaadhay dhigeeda Newcastle United kulan xiiso badan oo 2-0 kusoo dhammaaday oo ay hoggaanka horyaalka kula sii wareegeen xiddigaha tababare Frank Lampard.Chelsea ayaa goolasha ay kulankan saddexda dhibcood ka heshay gool uu si qaldan iskaga dhaliyay Fernandez iyo mid uu saxeexay Abraham.Shaxdii Kulankan Ee Labada KooxoodCHELSEA XI: Mendy, James, Rudiger, Zouma, Chilwell, Kante, Kovacic, Mount, Ziyech, Abraham, Werner.Kaydka: Kepa, Christensen, Azpilicueta, Emerson, Jorginho, Hudson-Odoi,…

Maxaa ka jira in Masar isbahaysi la samaynayso Sudan &

Raiisel wasaaraha Masar Mostafa Madbouli (Bidix) iyo dhigiisa Sudan Abdalla Hamdok ayaa saxaafada lahadlay kadib kulankoodii caasimada Suudaan ee Khartuum, bishii Ogosto 15, 2020, AFP.Isku day la doonayo in looga hortago saameynta Turkiga ee Badda Cas iyo hamiga Hogaamiyaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ee gobolka ayaa socda sida laga soo xigtay ilo sirdoon, waxaa soo baxaya warar sheegaya in Masar ay sameysatay weji seddex geesood ah oo ay la leedahay Israel iyo Sudan si loo xakameeyo saamaynta Turkiga ee Muqdisho.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Villarreal vs Real Madrid –

Kooxda difaacanaysa horyaalka La Liga ee Real Madrid ayaa martiyaysa dhigeeda Villarreal kulan xiiso badan oo ka tirsan horyaalka La Liga toddobaadkiisa tobnaad xilli durtaba kulamadu qaab cajiib ah ku bilaabmeen.Villarreal ayaa xilli ciyaareedkan wacdarro dhigayso iyadoo booska labaad joogta isla markaana 2 dhibcood ka hooseysa hoggaamiyayaasha Real Sociedad halka Real Madrid oo booska afraad ku jirtaa ay afar dhibcood u jirto hoggaanka.Shaxda Kulankan Ee Labada KooxoodVillarreal:Real Madrid:

“DFS waxa ay bixisaa Mushaarka 16-kun oo Macalin” Hogaamiye

Hogaamiyaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay munaasabadda maalinta Macalinka Soomaaliyeed 21-ka Nofeembar ayaa soo hadal qaaday doorka Dowladdu ay siisay Bareyaasha ka howlgala dugsiyada ay maamushu Dowladda Soomaaliya Ugu horeyn waxa uu bogaadiyay Macalimiinta Soomaaliyeed, isaga oo dib u xusuusiyay marxaladii kala duwanaa ay lasoo kulmeen iyaga oo ka shaqeynaya Badbaadinta Mustaqbalka Ubadka Soomaaliyeed. “Waxaa bogaadin mudan dadaalkii…

Iska Bax!! Tababare Zinadine Zidane Oo Toos U Fasaxay Xiddig

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa lagu soo warramayaa inuu u ogolaaday inuu kooxda iskaga baxo khadka dhexe ee ree Spain ee Isco kaas oo aan xulashadiisa meel wanaagsan kaga soo jirin dhawaanahan.Isco ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay lala xidhiidhinayay inuu iskaga tagi doono Estadio Santiago Bernabeu oo uu mustaqbalkiisa meel kale ka raadsan doono iyadoo ay jiraan kooxo dhawr ah oo lala xidhiidhinayo.Kooxda ugu horreysa ee maskaxdaaada kusoo dhacaysa wakhtigan marka aad bixitaanka Isco maqasho ayaa ah…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Newcastle vs Chelsea –

Frank Lampard ayaa hal beddel oo kaliya ku sameeyey shaxdii uu kula ciyaaray Sheffield United ee uu guusha weyn kaga soo hooyey, waxaana uu keenay Antonio Rudiger oo beddelay Thiago Silva oo dalbaday in kulankan aanu qayb ka noqonin.Ben Chilwell ayaa kusoo bilowday difaaca bidix kaddib markii uu kasoo kabtay dhaawac kasoo gaadhay ciyaaraha caalamiga ah, balse waxa aan joogin Christian Pulisic oo isaguna dhaawac ah.Hakim Ziyech oo bandhig cajiib ah samaynayay kulamadii ugu dambeeyey ayaa dhinaca midig ka ciyaaraya, halka uu…

This Unhealthy Snacking Behavior Is Making You Achieve Weight

Possibly you already know that consuming mindfully—paying shut consideration to the kinds and portions of meals you set in your physique—is essential to sustaining a wholesome weight. However here is the issue with senseless consuming: it is senseless. It's possible you'll not even notice how a lot you are doing it. A new examine has discovered that multitasking on screens makes you manner much less conscious of how a lot you are consuming. The examine, carried out by researchers from Endicott School and Michigan State