Cabdirashiid Janan oo gaaray Beled-Xaawo lana
Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan uu gaaray magaalada Beled-Xaawo halkaa oo uu kulamo kula yeeshay saraakiil ka tirsan Sirdoonka Qaranka oo uu hoggaaminayo Taliyaha Nabadsugida Fahad Yaasiin.
Guud ahaan ammaanka magaalada Beledxaawo ayaa aad loo adkeeyay iyadoo halkaa ay gaareen ciidamo badan oo galbinayay taliyaha nabadsugida.
Wararka ayaa sheegayaan in kulankooda dhameystir u yahay heshiis muddooyinkan laga soo shaqeynayay, waxaana la filayaa in…