Qalad Ka Dhacay Thomas Tuchel Oo Sababaya In
Xiriirka xun ee Thomas Tuchel kala dhaxeeya Borussia Dortmund ayaa dhaawac u geysanaya fursadaha ay Chelsea u heysato saxiixa Erling Haaland.
Wargeyska Jarmalka ee Bild ayaa sheegaya in tababare Thomas Tuchel uu qaab xun uga tagay Dortmund, iyadoo madaxda kooxda ay ka cagajiidayaan inay ciyaaryahan ka iibiyaan tababarahoodii hore.
Warbixinta wargeyska ayaa lagu sheegay inaysan suurtogal aheyn in kooxda Bundesliga ka dhisan ay u ogolaato Haaland inuu u wareegao Stamford Bridge xagaagan.
Inkastoo Tuchel uu koobka German…