Galmudug & Hir-Shabeelle maxay kala hadleen Dowlad
20-kii Maarso 2021, Magaalada Wardheer ee Dowlad Deegaanka Soomaalida waxaa lagu soo gaba-gabeeyay wadahadal socday labo cishe oo u dhaxeeyay Wafdi ka socda DG Galmudug & Dowlad Deegaankaas.
Wasiirka Amniga DG Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo heshiiska dhanka maamulkiisa u saxiixay ayaa muhiimadda kusoo kooban labo qodob oo kala ah:
1-Iskaashi dhanka Amniga ah oo dhanka xuduudda wadajir uga wada shaqeynayaan DG Galmudug & Dowlad Deegaanka Soomaalida si looga hortago isku dhacyo marar kala duwan ka dhacay oo dad…