Sergio Ramos ayaa ku soo laabtay tababarka
Real Madrid ayaa kabtan Sergio Ramos ka soo kabsatay dhaawac muruqa ah oo soo gaadhay January 14 waxaana la filayaa inay diyaar u noqdaan kulanka 16ka Champions League ee ay la ciyaarayaan Atalanta.Kabtan Ramos ayuu dhaawac jilibka ah ka soo gaadhay intii lagu jiray kulankii semi-finalka ee Spuercopa de Espana ee ay la ciyaarayeen Athletic Bilbao, ka dib laba toddobaad oo dhaqan celin ah, waxa la go’aansaday in qalliin lagu sameeyo 6dii Febraayo.Wuxuu si adag u shaqeeyay intii uu dhaawaca ahaa, isla markaana kormeer uu ku…