15 Mudane oo diiday Go’aanka Af-hayeenka golaha
Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka ayaa diiday go’aankii afhayeenka Golaha Shacabka oo mudo xileedkiisu dhamaaday 27-dii December -2020 uu shanta kulan ee soo aadan uga mamnuucay 15 mudane oo katirsan golaha
Axmed Macalin Fiqi wasiirka amaanka Galmudug oo ah mudane ka tirsan golaha shacabka ayaa go’aanka fadhiyada golaha loogu mamnuucay 15 mudane ugu yeeray “Toogasho u la kac ah oo loo geystay hey’addii Xeerdejinta”.
Axmed Fiqi ayaa yiri: “Tani waa…