Manchester United Oo War Naxdin Leh Looga Soo
Manchester United ayaa war ay ka naxday uu kasoo gaadhay waddanka Faransiiska, kaddib dhaawac soo gaadhay weeraryahanka Anthony Martial oo dhaawac lagaga saaray garoonka kulan xulka qarankiisa France uu galabta ku garaacay waddanka Kazakhstan oo ay marti ku ahaayeen.
Anthony Martial ayaa xanuun ka dareemay jilibka lugta bidix, waxaana degdeg ugu yimid dhakhaatiirta qaybtii labaad, waxaanu garoonka ka baxay iyadoo la taageerayo.
Kulankii uu xulka qaranka Faransiisku 2-0 kaga soo adkaatay Kazakhstan oo ay ku booqdeen…